Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22935 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : Marxuum Abwaan Cabdullaahi Macallim Axmed DHOODAAN

Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi tiiraanyo  xanbaarsan u dirayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay  MARXUUMKA,   waxayna Allaha Awooda leh uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadiisa Fardowsa,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUQDISHO: Xasan Sheekh Oo hortagaya Baarlamaanka

Muqdusho: (pp)-  Madaxweynaha DF ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa mardhow hortagaya baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo halkaas ka jeedin doona khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo ku aadan...

View Article


Dowlada Puntland oo Mushahaarka iyo Canshuurta ku Saleyn doonta lacagta...

Garoowe: (pp)- Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa maanta shaacisey in ay qorsheynayso hirgalinta barnaamij la xiriira sidii canshuurta iyo mushahaaraadka shaqaalaha lagu bixin doono lacagta qalaad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Puntland oo laga bilaabey Qorshaha Shanta Sano ee soo socda, Sawiro.

Garoowe: (pp)- Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Dowlada Puntland ayaa maanta bilowday barnaamij ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano soo socda ee Puntland. xubno ka mid wakiilada Hay,addaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Dhisme Cusub Hirgalineysa,Sawiro.

Garoowe: (pp)- Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa maanta loo dhagax dhigey dhismaha xarun cusub oo wasaaradu yeelan doonto , lagana hirgalin doono goobta hay,addaha dowlada Puntland loo qorsheeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ADDIS ABABA: Sidee loo soo dhaweeyey Xasan Sheekh Addis Ababa (Sawiro)

Addis Ababa: (pp)-  Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo Xalay fiidkii gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxaa halkaas kusoo dhoweeyey wasiirka arimaha Bulshada Dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS KU SOCDA: Jaaliyadda Soomaliyeed ee Toronto, Canada. Sixidda Dastuurka

Shir Ku Saabsan: Sixidda Dastuurka Dowladda Federaalka ee Somaaliya Waxaa ummadda Soomaaliyeed ee nabadda, cadaaladda iyo midinimada Jecel ee ku nool Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda la ogeysiinayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Maxamuud Ciise Cali Ilyare

Jaaliyada Danmark ee kasoo jeeda Puntland iyo Jubbaland ee ku nool dalka Danmark waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyihii hore ee bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali Ilyare, Eng....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BOOSAASO: Hayad Diinta Faafin doonta oo Bossaso looga dhowaaqey (Sawiro)

Boosaaso: (pp)- Waxaa magaalada Boosaaso looga dhawaaqay Hayad khyeri ah oo ujeedadeedu noqon doonto faafinta Diinta Islaamka Iyo ka shaqeynta Arrimaha Bulshada, Hayadan oo magaceedu yahay Al-Raxma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Magacyada Raga Xooga ku Haysta Degmada Qoryooley (Warbixin Muhiim ah)

Liiska magacyada raga xooga ku heysta guryaha, beero iyo xarumo dowladeed oo ku yaal  degmada Qoryooley ayaan kusoo bandhigaynaa maanta warbaahiyaha Puntlandpost.com. Kana Akhri: Waa Kumma Xaad iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Subject: Violation of Federal Constitution by President Hassan Sheikh Mohamud

Jubaland community is increasingly concerned with the attitude of the federal government of Somalia with respect to Jubaland communities and gross violation of Somalia Federal constitution. Since the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Daawo Muuqaal” Siilaanyo oo lagu ceebeeyey Fagaare ku yaal Dalka Maraykanka

USA: (pp)- Muuqaal barta Internet-ka lagu soo daabacay 23 April 2013 ayaa lagu daawadey Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo su,aalo caro leh lagu weydiinayo xoog ku qabsashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO: IGAD oo guddi deg deg ah u diraysa Kismaayo (Warbixin)

Kismaayo(pp)- Wararka naga soo gaaraya guddaha Magaalada Kismaayo Ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo ay gaarayaan dhowaan Wafdi ka socda IGAD,kuwaas oo il-gaar ah ku fiirin doona in shirka ka socda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaari Qarax laga soo buuxiyey oo ku qarxay Wadada No4 Magaalada Muqdisho.

Muqdishp pp)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay qarax xoogan oo lala beegsadey Wasiirka arrimaha gudaha DF iyo Wafti Ajnabi ah oo la socdey. Agagaarka KM4 ayuu ka dhacay ,waxana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismayaasha Dugsi Qur,aan oo laga hirgaliyey Tuulada Baq baq Degmada...

Garoowe: (pp)- Jimciyadda Al amru bin Macruuf Wanahyi Canil Munkar ayaa jimcihii lasoo dhaafey jariga ka jartey labo dhisme oo ah dugsiyo qur,aan oo laga hirgaliyey tuulada Baq baq oo ka tirsan degmada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

D/hoose Iyo Ganacsatada Bosaso oo ku heshiiyey qaadashada lacagta shanta...

Bosaso: (pp)- Ka dib markii suuq-yada Bosaso laga diidey qaadashada lacagta shanta boqol ee Sh,Somaliga ayaa maanta waxaa arrintaasi kulan ka yeeshey Maamulka Magaalada Bosaso iyo Ganacsatada Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dayactir wado oo laga bilaabey Degmada Xarfo Gobolka Mudug,Sawiro.

Xarfo: (pp)- Degmada Xarfo oo ka tirsan Gobolka Muudg ayaa waxaa ka socda olale balaaran oo ay iska kaashanayaan Maamula Degmada iyo shacabka oo halkaasi ka wada dayactirka wadada laamiga goobaha ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Maxamuud Ciise Cali Ilyare

inaalilahi waina ilaaahi raajacuun Anagoo ah jaaliyada reer Nugaaleed ee dagan dalka Norway waxaan ka tacsiyeeynayna geeridii naxdinta badnayad ee ku timid allaha u naxariiste marxuun Maxamuud Ciise...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Dhismaha Maxkamada Dastuuriga ee Puntland oo la shaaciyey.

Garoowe: (pp)- Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta sheegey inay socoto dhismaha maxkamada dastuuriga ee Puntland , iyadoona gacanta dowladu ku hayso sameynta xeerarkeeda. Gudoomiyaha Guddiga...

View Article

Akhriso : Qiso Xanuun Badan oo Muqdisho loogu geystey Gabar Reer Puntland-na.

Waxaan doonayaa inaan idin soo gudbiyo arin igaga dhacdey intaan Mogadishu joogey Xafiiska Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Maxamud Xasan Saleebaan. Waxaan shaqo u raadsadey 03.05.2013, anoo wata Shahadii...

View Article
Browsing all 22935 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>