Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Xasan Al-Turaabi oo ahaa hogaamiyaha xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee dalka Suudaan oo geeriyooday.

$
0
0

Waxaa maanta geeriyooday Hogaamiyihii mucaaradka dalka Suudan, Xasan al-Turaabi. Xasan ayaa ahaa 84 jir hogaamiye u ahaa xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee dalka Suudaan.

Xasan al-Turaabi ayaa la sheegay inuu qayb weyn ka qaatay afgambigii dalka Sudan ka dhacay 1989 ee general Cumar Xasan al-Bashir xukunka ku qabsaday balse 10 sano kadib ayay isku dhaceen labada nin iyadoo markaas kadib uu noqday nin aad mucaarad ugu ah Cumar al-Bashir kuna dhawaaqay Xisbiga PCP .

Al-turaabi oo ahaa nin dunida oo dhan laga yaqaan ayay xukuumada Cumar Al-bashir dhowr jeer xabsi guri ku xukuntay.

The post Xasan Al-Turaabi oo ahaa hogaamiyaha xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee dalka Suudaan oo geeriyooday. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>