Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nootaayooyinka diiwaan gashan oo tababar loogu qabtay magaalada Garowe

GAROWE-(Puntland Post) Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa...

View Article


Xasan Al-Turaabi oo ahaa hogaamiyaha xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee...

Waxaa maanta geeriyooday Hogaamiyihii mucaaradka dalka Suudan, Xasan al-Turaabi. Xasan ayaa ahaa 84 jir hogaamiye u ahaa xisbiga Popular Congress Party(PCPP) ee dalka Suudaan. Xasan al-Turaabi ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Abshir Walde oo ku geeriyooday magalada Nayroobi

Nayroobi-(Puntland Post) Allaha u naxariisto waxaa caawa fiidkii isbitaal ku yaala magalada Nayroobi ku geeriyooday Ganacsade Maxamed Abshir Walde oo si weyn looga yaqaan Soomaaliya. Marxuumka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey geeridii naxdinta...

The post Tacsi:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Maxamed Abshir Welde appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Haweenka oo Qardho ku qabatay dood looga hadlayo caqabadaha haweenka

QARDHO-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka iyo horumarinta qoyska ayaa dhammaan gobaladda Puntland ka wada kulamo wacyi galin ah kuwaasoo la xiriira xuska 8-Maarso oo sanad kasta wasaaddu ku qaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciisa Dhoolawaa oo ku sheegay xafiiska macdanta ee Garowe laga furay midaan...

GAROWE-(Puntland Post) Ka dib markii madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay shalay magalada Garowe ku daahfuray xafiis cusub oo lagu sheegay inay ku shaqaynayso Hay’adda Macdanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Haweenka oo Garowe ku qabatay kulan looga hadlayo horumarinka haweenka

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda Haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe ku qabatay dood looga hadlayo guulaha ay haweenku ka gaareen arrimaha...

View Article

Sarkaal Al-shabaab ahaa oo isu dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya

Qoryooleey-(Puntland Post)-Guddoomiyaha degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada hoose Maxamed Xaaji Xuseen ayaa sheegay inuu maamulkooda isu soo dhiibay sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Ninkan...

View Article


Publication Notice – Reference: 03/DRC/DDG2016

The post Publication Notice – Reference: 03/DRC/DDG2016 appeared first on Puntland Post.

View Article


Tacsi iyo taariikh kooban ee noloshii Saaxiibkay Mohamed Yusuf Abshir Walde 5...

Anoo ah Ambassador Abdirashid Aden Sed, Safiirka wareega ee Somalia tan iyo 2005, waxaan halkaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdin lahayd ee ku timid saaxiibkay Mohamed Yusuf Abshir -Walde, ee 5 Marso...

View Article

Wafdi ka socda dowladda federaalka iyo midowga Yurub oo Kismaayo gaaray

Kismaayo-(Puntland Post)-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi gaaray wafdi ballaaran oo isugu jira masuuliyiin Soomaaliyeed iyo saraakiil ka socota midowga Yurub....

View Article

Amisom oo dad rayad ah ku laysay Jannaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Shan qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badanna wey ku dhaamacmeen duqeymo ay degaanka Jannaale ka geysteen ciidamada Amisom ee ku sugan gobolka Shabeellada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kullan looga hadlayo dowrka haweenka ee horumarinta bulshada iyo siyaasadda...

BOSASO-(Puntland Post) Kullankaan oo ay isugu yimaadeen Haweenka Gobalka Bari ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee dawladda Puntland xafiiskeeda magalada Bosaso ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marxuum Maxamed Abshir Walde oo maanta lagu aasay magalada Nayroobi

Nayroobi(Puntland Post) Allaha u naxariisto, waxaa maanta magalada Nayroobi xarunta waddanka Kenya lagu aasay Marxuum Maxamed Ashir Walde oo xalay fiidkii isbitaal magaladaasi ku yaala ku geeriyooday....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda Haweenka Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay dood Haweenka ku saabsan

GAALKACYO-(Puntland Post) Wasaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland ayaa maanta oo Isniin ah magalada Gaalkacyo ku qabatay dood furan oo looga hadlayay Jinsiga iyo caqabadaha Haweenka Gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda howlaha guud oo tababar kor loogu qaadayo shaqada waaxyaha howlaha...

GAROWE-(Puntland Post) Wasaradda howlaha guud, gaadiidka iyo guryenta Puntland ayaa magalada Garowe tababar ugu qabatay agaasimayaasha waaxyaha howlaha guud ee degmooyinka Puntland kaasoo saldhigiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo tacsi ka diray geeridii Marxuum M.Abshir Walde

GAROWE-(Puntland Post) Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ka mid ah Isiamdda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa tacsi ka diray geerdii ku timi habeen sii horaysay allaha u naxariistee Maxamed...

View Article


Dowladda federaalka oo qorshe u dejisay sugidda ammanka Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasaaradda amniga gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay ugu talo gashay in wax looga qabto ammaanka caasimadda dalka. Cabdul kaamil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas oo tacsi ka diray geeridii Maxamed Abshir Walde

Muqdisho(Puntland Post) Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Khaliif xiligana ah Xildhibaan Dawladda Feseraalka Soomaaliya ayaa ka tacsi-yadeeyey geeridii ku timi alle ha...

View Article

Kenya oo ka digtay weerarro ay dalkeeda ka geystaan Al-shabaab

Gaarrisa-Kenya-(Puntland Post)-Ku xigeenka taliyaha Ciidamada Booliska dalka Kenya Joel Kitili ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ku hanjabeen inay weerarro ka geysan doonaan gobolka Waqooyi bari dalka...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>