Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Ogeysiis Muhim ah oo ku saabsan nidaamka tayaynta iyo shaqaalaysiinta Dawladda Puntland

$
0
0

Waxa lala socodsiinayaa dhammaan tartamayaashii hore u soo codsaday “Madaxqaybeedka Shaqada iyo Shaqaalaha” (Human Resource Unit Heads)ee Wasaaradaha iyo Hay’ada qaybta ka ah Mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta Puntland uuna maalgalinayo Bangiga Adduunku, isla markaana nasiibka u yeeshay in ay u soo gudbaan wareegga labaad ee imtixaanka, in maalinta sabtida ah (12ka Maarsho 2016-ka) imtixaanka lagu qaadi doono qol-weynaha shirarka ee “Puntland Library” oo ka soo horjeeda Garoonka kubbadda cagta ee Mire Awaare-Garoowe.

Wakhtigu waa 9:00 Subaxnimo.

Mahadsanidiin

Xafiiska xiriirka ee Guddiga iskudubaridka  iyo la socodka mashruuca.

Madaxtooyada Dowladda Puntland-Soomaaliya.

 

—DHAMMAAD–

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

The post Ogeysiis Muhim ah oo ku saabsan nidaamka tayaynta iyo shaqaalaysiinta Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>