Kismaayo(Puntland Post) Maroodigaan oo lagu Magacaabo Morgan ayaa dalka Soomaaliya ka qaxay 1991-kii, waxaana uu dib u soo laabtay isagoo 30 sano jir ah oo xusuusanaya wadadii uu maray xilli uu yaraa.
Moragn ayay 3-todobaad ku qaadatay inuu dib ugu soo laabto Somalia, siba ay shaacisay Hay’adda dalka Kenya u qaabilsan duur-joogta oo dusha kala soccotay safarkiisa.
Maroodigan ayaa ka soo gudbay deegaan xeebeedka dalka Kenya ee Lamu, waxaana uu soo galay xuduuda Gobalka Jubadda hoose ee dalkeena Somalia.
Wakaalada wararka ee AP ayaa warbixin quto dheer ka samaysay dib usoo laabashada maroodigan lagu magacaabo Morgan. Halkan ka akhriso war bixin la xiriirta arrinta Maroodiga.
An elephant returns to Somalia for first time in 20 years
The post Maroodi waddani ah oo dib ugu soo laabtay gudaha Soomaaliya appeared first on Puntland Post.