Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xubno ka socdey EU oo Garowe kula shiray Hay’adda PDRC, guddiga doorashadda...

GAROWE-(Puntland Post) Wafti ka socda Midowga Yurub oo soo gaarey ‪ ‎Garowe‬, ayaa kulan muhiim ah la qaatey masuuliyiinta iyo howl-wadeenada xarunta PDRC. Dhinacyada kulmey waxay si qoto dheer uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

La taliye sare oo ka tirsan ‪Puntland‬ oo taageero dibadeed u raadinaya...

Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil “Shiikh Aduun” oo ah La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinaca Arrimaha bulshada rayidka ah ayaa maanta la kulamay international Idea Internationl institute for democracy...

View Article


Vacancy : Driver-Garowe

The post Vacancy : Driver-Garowe appeared first on Puntland Post.

View Article

Invitation for Vendor Registration

The post Invitation for Vendor Registration appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Scientist-turned-yogurt entrepreneur sees big growth for Ziwa brand

Several years ago, Mohamed Ismail, a medicinal chemist, worked as a research scientist at Paratek Pharmaceuticals, living a comfortable life on a $100,000-plus salary in a Boston suburb with his wife...

View Article


Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Taliyaha ciidanka Asluuubta DFS oo kormeeraya...

GAROWE-(Puntland Post) Xeer ilaaliyaha qaranka iyo taliyaha ciidanka asluubta dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan safar shaqo u jooga Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah booqanaya xabsiga weyn...

View Article

Qaramada midoobay oo ka digtay cunno yari ka taagan waddamo ay Soomaaliya ka...

New York-(Puntland Post)-Hay’adda qaramada midoobay u qaabbilsan cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO , ayaa war-bixin ay soo saartay dabayaaqadii todobaadkii tegey waxay ku sheegtay in 34 dal oo 27 ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maroodi waddani ah oo dib ugu soo laabtay gudaha Soomaaliya

Kismaayo(Puntland Post) Maroodigaan oo lagu Magacaabo Morgan ayaa dalka Soomaaliya ka qaxay 1991-kii, waxaana uu dib u soo laabtay isagoo 30 sano jir ah oo xusuusanaya wadadii uu maray xilli uu yaraa....

View Article


Mareykanka oo rajo xun ka muujiyey dagaalka lagula jiro Al-shabaab

‘‘Dagaalka lagula jiro Alshabaab waa lagu guuldareystay in lagu gaaro ujeedooyinkii laga lahaa sababtoo ah tirada ciidamada AMISOM oo aan ku filnayn inay deegaanada wada gaaraan iyo taag iyo tayo xumo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkaan ka Akhriso Qodobbo Muhim ah oo kasoo baxay shirkii golaha xukuumadda...

The post Halkaan ka Akhriso Qodobbo Muhim ah oo kasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku-xgeenka Dawladda Puntland oo ugu baaqay hay’adaha in ay...

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ahna  guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay wehelinayaan xubnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaabiista ku xiran xabsiga Garowe iyo wariyaasha oo kubad wada ciyaaray

GAROWE-(Puntland Post) Galabta xabsiga weyn ee magalada Garowe waxay ciyaar kubadda cagta ah ku dhexmartay koox maxaabiista ka tirsan iyo wariyaasha ka howl gala caasumadda,ciyaartaasoo wajigeeda lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas iyo marwadiisa oo lagu soo dhaweeyay magalada Minnepolis

Minnepolis(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo maalmahan safar ku joogay waddanka Maraykanka ayaa saacado ka hor soo gaaray magalada Minnepolis ee Gobalka Minnesato,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soodhoweyey...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxmed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga waddanka Maraykanka ayaa Caawa 10-March-2016 waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Minneapolis  ee woqooyiga...

View Article

Ururro Soomaaliyeed oo lacag ay xag-jirnimada kula dagaallamaan loogu deeqay

USA-(Puntland Post)-Dowladda Maraykanka ayaa $300,000 guddoonsiisay Lix urur oo ka shaqeeya arrimaha bulshada, gaar ahaan wacyi gelinta dhalinyarada Soomaalida ee ku nool gobolka Mennesota dalka...

View Article


Muxuu salka ku hayaa socdaalka xeer ilaaliyaha qaranka DFS ee Garowe ?

GAROWE-(Puntland Post) Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Dr.Axmed Cali Daahir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan ku sugan magalo madaxda Puntland ee Garowe, waxaana ka mid ah wafdigiisa...

View Article

Ururka jaamacadda Carabta oo doortay Hogaan cusub

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Masar Axmed Abul Gheyt, ayaa loo magacaabay xoghayaha guud ee Ururka Jaamacada Carabta kadib marki uu waqtigiisii dhamaad xoghayihi hore. Magacaabistiisa ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Cadaalada Puntland oo ka qayb galaya shir ka dhici doona New York

GAROWE(Puntland Post) Puntland ayaa lagu marti qaaday shir balaaran oo maalmo ka dib ka furmi doono waddanka Maraykanka, shirkaa isaga ah waxaa lagu marti qaaday wasiirka Cadaalada Puntland Saalax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadamada jaamacadda Carabta oo ururka Xisbulaah-da Lubnaan u aqoonsaday...

Photo: [Nabil Mounzer/EPA]Xubnaha ururka jaamacadda Carabta ayaa ururka Xisbulah u aqoonsaday urur argagixiso, waxaa arinkan ka soo horjeestay wadamada Lubnaan iyo Ciraaq, taas oo ka dhigaysa in xubno...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Shaqalaha rayidka ah oo qaaday imtixaamka Madax-qaybeedyadii Shaqada...

Hay’ada Shaqalaha rayidka ah oo qaaday imtixaamka Madax-qaybeedyadii Shaqada iyo Shaqalaha.( HR head units) Hay’ada shaqalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>