Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweyne Gaas oo Ku Wajahan Degaanka garacad ee Gobolka Mudug

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa goor dhow inuu gaaro degaanka Garacad ee Gobalka Mudug Halkaas oo ciidamada difaaca puntland ka sifeeyeen Maleeshiyaad katirsan Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa Waxaa lagu wadaa marku Tago Degaanka Garacad ee Gobalka Mudug in uu tago Jiida Hore ee Cidamada Difaaca Puntland isagoo halkaas ku dhiri galin doona Ciidamada

Sarkaal katirsan Madaxtooyadda Puntland ayaa Puntland Post.com u sheegay in Madaxweynaha uu khudbado dhiri galin ah u jeedin doono ciidamada difaaca ee la dagaalamaya maleeshiyada Al-shabaab.

Wixii warara ee ku soo kordha safarka madaxweynaha kala soco www.puntlandpost.com

The post Madaxweyne Gaas oo Ku Wajahan Degaanka garacad ee Gobolka Mudug appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>