Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kusoo wajahan magalada Garowe

$
0
0

GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa goor dhow inuu kasoo dego gagida diyaaradaha magalada Garowe.

Wasiirka koowaad ayaa lagu sheegay socdaalkiisa Puntland inuu la xiriiro arrimaha 4.5, ka dib markey Puntland sheegtay inaysan raali ka ahayn nidaamkaasi oo aysan qaadan karin.

Madaxwayne Gaas iyo Ra’iisul Wasaare Sharmarke ayaa ka wada hadlaya arrimahan, waxaana lagu wadaa inay si qoto dheer uga wada hadleen in kastoo Puntland dhankeeda sheegtay inaysan qaadin doonin wixii dhacaba nidaamkaasi.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kusoo wajahan magalada Garowe appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles