Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo soo dhaweeyey wafuuda Garowe soo gaaray

$
0
0

Garowe,Puntland Post-Waftigii Ka socday beesha caalamka madaxtooyada Garowe waxay kula kulmeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdiarshiid iyo Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, salaan kadib, waxaa uu Cumar Cabdirashiid uga mahad celiyey booqashooda.

Ergayga QM Somalia, Safiirka Midowga Yurub, wasiirka arimada dibdda, Safiirka Talyaaniga,Safiirka Emaraatka iyo xoghayaha urur goboleedka IGAD oo wafiga ka koobnaa ayaa madaxtooyada kula may Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid.

Waxaa la filayaa in isla maanta in lagu qabto hoolka wasaaradda caafimaadka Puntland shir lagu shaacinayo heshiiska Puntland iyo dowladda fadaraalka oo waftiga yimi ay goob joog ka noqon doonaan.

Faahinta warkan la soco goor dhow.

12919296_979544975426324_740577349_n

12910217_979543635426458_108402477_n

12910831_979545648759590_1768904253_n

12919069_979545278759627_1154043442_n

12919260_979546225426199_213573809_n

12919296_979544975426324_740577349_n

12921055_979546272092861_1748835798_n

12939260_979544028759752_801248936_n

Puntland Post

The post Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo soo dhaweeyey wafuuda Garowe soo gaaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>