Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ra’iisul Wasaraha DF oo Puntland uga mahad celiyay heshiiska dhexmaray

$
0
0

postGarowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhaweeyay in Puntland heshiiska dhexmaro marxalada lagu jirana looga gudbo hanaanka 4.5 oo horay Puntland looga diidanaa.

Wuxuu sheegay inay muhiim tahay nidaamkaasi in waqtigan adag lagu gudbo balse uusan dib usoo laaban, waxa kale uu sheegay inay ku faraxsan yihiin isku duubnimada Puntland.

Doorashada Soomaaliya 2016 ayaa la ogeyn halka lagu qaban doono maadama heshiiska la wada galay lagu sheegay in dib looga wada hadli doono.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul Wasaraha DF oo Puntland uga mahad celiyay heshiiska dhexmaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>