Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxwayne Gaas oo shacabka ka qanciyay qaadashada nidaamka 4.5

$
0
0

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Cali Gaas ayaa Tallaadii shalay khudbad uu ka jeediyay Puntland Tv wuxuu shacabka u sharaxay sababta ku kaliftay inay qaataan hanaanka 4.5 oo markii hore isagu shacabka u sheegay inaysan wax kasta oo la sameeyo nidaamkaasi dib ugu laaban doonin.

Marka laga tago khudbadiisa Gaas waxay dadku aad u hadal hayaan haladii uu ka jeediyay kulamadii uu Maraykanka shacabka kula qaatay isagoona hadaladiisa kusoo qaatay haddii Ban Ki Moon loo yeero inaysan ogolaan doonin 4.5.

PUNTLAND POST

The post Madaxwayne Gaas oo shacabka ka qanciyay qaadashada nidaamka 4.5 appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>