Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmi lahaa ayaa dib u dhacay

$
0
0

Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta uu dib u dhac hal cisho ah ku yimi qabsoomidda shirka kal-fadhigii siddeedaad ee golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya,ka dib markii uu ka baaqsaday madaxweynaha dalka oo la filayay inuu furo.

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa lagu waday inuu daah furo kal-fadhigan,kaasoo noqon lahaa kii ugu dambeeyay ee ay mudanayaashu yeeshaan,waxaana loo ballamay inuu furmo maalinta berri ah.

Xasan sheekh ayaa la sheegayaa ku mashquulay shirka madasha wada tashiga qaran oo doodayo qodobbo xasaasi ah,waxaana la filayaa inuu waqti ku darsado xilligii loogu tala galay in lasoo gaba-gabeeyo.

Puntland Post

The post Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmi lahaa ayaa dib u dhacay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles