Madaxweyne Xassan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo soo doortay...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan dib usoo dorashadiisa u diray Madaxweynaha...
View ArticleRagii diley Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo maanta dil toogasho ah lagu fuliyey
Muqdisho(Puntland Post)-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay rag loo haystay Dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo dabayaqadii...
View ArticleMaraakiib Dagaal iyo Diyaarado Maanta lagu arkay Xeebaha Garacad
Garacad-(Puntland Post) Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegaya in ilaa saaka halkaais lagu arkay Maraakiib dagaal oo ay ka dul kacayaan Diyaarado Helicopter ah, sida ay...
View ArticleQarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Waxaa goor dhawayd qarax aad u xoogan laga maqlay Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho kaas oo la sheegaayo in lala beegsaday Maqaaxi cunada laga cuno oo halkaasi ku taal. In ka...
View ArticleRoobka guga oo ka curtay degaano Katirsan Puntland
Garowe(Puntland Post)-Guud ahaan dhulka Soomaalida intiisa badan oo Bilihii u danbeeyey la ildarnaa abaaro aad u xoogan oo degaanada qaar sida Gobalka Awdal sababtay dhimashada tiro dad ah, ayaa...
View ArticleKulan Bulshadeed Looga hadlayay Kor-u-Qaadida Ganacsiga iyo Ganacsatada oo...
Hay’adda cilmi barista ee OCVP iyo rugta ganacsiga Puntland ayaa magaaladda bosaso ku qabtay kulan ballaaran oo la isku waydaarsanayay aqoon iyo warbixino ku saabsan kor qaadida Ganacsiga iyo...
View ArticleKal-fadhiga Baarlamaanka DFS oo maanta furmaya iyo madaxda oo khudbado ka...
Muqdisho(Puntland Post) Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, kaasoo noqonaya kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaankii la soo dhisay sanadkii 2012, iyadoo lagu...
View ArticleAgaasimihii dhowaan loosoo magacaabay wasarada Dastuurka Puntland oo is-casilay
Garowe(Puntland Post) Agaasimihii hore ee wasaradda Deegaanka Cabdirisaaq Bogcad oo dhowaan madaxwayne Gaas u badalay wasaradda Dastuurka ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay inuu xilkaa iska...
View ArticleAL-Shabaab oo soo bandhigtay sida ay u fuliyeen weerarkii Ceelcadde
Maleeshiyada Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawiro muujinaya qaabka dagaalyahanooda ay u fuliyeen weerarkii Abaabulnaa ee 15-kii Bishii Janaayo ay ku qaadeen Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo oo saldhib...
View ArticleGabdho Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa lacag ugu deeqay ciidanka Puntland
Garowe(Puntland Post) Qurba-joogta reer Puntland ee Sweden ayaa lacag ugu yaboohay ciidamadii dhawaan ku dhaawacmay dagaalkii lala galay firxadka Al-Shabaab, iyo ehelada intii ku dhimatay dagaalkaasi....
View ArticleShirka Madasha wadatashiga Qaran oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Isha Sawirka: Warbaahinta Dawlada Soomaaliya Muqdisho(Puntland Post)-Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo looga hadlaayo Farsamada Doorashooyinka Dalka ka dhici doona Sanadkan 2016 ayaa si rasmi ah goor...
View ArticleGalmudug oo sheegtay Al-shabaab inay is-abaabul xoogan kawado Koonfurta Mudug
Cadaado(Puntland Post)-Wasiirka Amniga Maamul Gobaleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) oo la hadlaayey Warbaahinta ayaa sheegay inay Al-shabaab dhaq-dhaqaaqyo xoogan iyo Isbaabul kawado...
View ArticleKalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmi lahaa ayaa dib u...
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta uu dib u dhac hal cisho ah ku yimi qabsoomidda shirka kal-fadhigii siddeedaad ee golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya,ka dib markii uu ka baaqsaday...
View ArticleGaroowe oo marti gelin doonta shirka dib u eegista dastuurka Soomaaliya bisha...
Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’aysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,ayaa shaaca ka qaaday in shirka dib u eegista dastuurka dalka la qorsheynayo in lagu...
View ArticleAl-shabaab oo weerartay saldhig ay xadka Soomaaliya ku leeyihiin Booliska Kenya
Wajeer-Kenya-(Puntland Post)-Dabley hubeysan oo la aaminsanyahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabab ayaa weerar ku qaadday xarun ay booliska Kenya ku leeyihiin tuulo ku taalla koofurta Wajeer oo lagu...
View ArticleHunt-launched-after-al-shabaab-attack-police-post-at-kenya-somalia-border
Wajer-Kenya-(Puntland Post)-Police and military officials are pursuing gunmen who attacked a police post at the Kenya-Somalia border and escaped with a police vehicle and mortar. The incident happened...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka Puntland oo xaalada abaaraha kala shiray Hay’addaha...
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta oo Axad ah kulan balaaran kula qaatay xarunta madaxtooyada Garowe qaar ka mid ah hay’addaha caalamiga ah,...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay shir hordhac u ah...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-April-2016-ka Qasriga Madaxtooyada Villa Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac ah oo loogu gogol xaadhayey shirka madasha...
View ArticleXasan Xanafi oo saaka lagu Toogtay Magaalada Muqdisho
Xassan Xanafi Xaaji oo fagaare lagu toogtay Muqdisho-(Puntland Post) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa goordhow fagaaraha School Polozia ee degmada Xamar Jajab ku...
View ArticleU diyaar garowga Wejiga labaad ee Shirka maamulka lagu dhisaayo oo jowhar...
Jawhar(Puntland Post)-Waxaa fiidnimadii Xalay lagu Qabtay howlka Shirka Maamulka Usameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe xaflada loogu diyaar garoobayo Wejiga labaad ee shirka maamul usameynta Hiiraan...
View Article