Ogeysiis: (pp)- Waxaa la ogeysiinayaa Reer Göteborg Sweden in uu imaanayo Fiqi Bashiir Cabdulle Magaalada Gotenbeg maalinka Sabtida.
Waxaan lagu wargelinyaa shacabka Puntland inay ka soo qayb galaan soo dhoweyta Fiqi Bashiir Cabdulle Codweyn oo dhowaan loo caleemo saaray inuu mid noqdo Isimada Puntland, hadaba bulshada Reer Puntland waxaa lagu wargelinayaa inay ka soo qayb galaan soo dhaweyntaa Fiqiga.
Wixii faahfaahin ah. goobta iyo wakhtiga hoos ka daalaco
Puntlandpost.com