GAROOWE: W/Maaliyada Puntland oo shaacisay in la qabtay Malaayiin Shilin...
Garoowe: (pp)- Wasiir Ku-xigeenka Maaliyada Dawlada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) oo maanta Shir jaraaid ku qabtay xarunta dhexe ee Wasaarada Maaliyada Magaalada Garoowe ayaa sheegay inay...
View ArticleGAALKACAYO: R/Wasaare Saacid oo la kulmay Bulshada Magaalada Gaalkacayo kahor...
Gaalkacayo: (pp)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Degaanada Puntland ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kulamo kula...
View ArticleGAALKACAYO: R/Wasaare Saacid oo kormeeray goobo ku yaala Koonfurta Magaalada...
Gaalkacayo: (pp)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saaka kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee...
View ArticleKulankii R/Wasaare Saacid & Maamulka Galmudug oo is faham daro ku dhamaaday &...
Gaalkacayo: (pp)- Kulan ilaa xalay u socdey Maamulka Galmudug iyo waftigii R/wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo maalmahanba socdaal ku maraayey gobalada Dalka ayaa ku dhamaaday Ismari waa...
View ArticleShayaadiintu Shar Badanaa !!!W/Q Abdisalaan F Gaas Qaybtii 2aad
Shiikhu Nasiib Badanaa !!! Shaqiguna Ayaan Daran Shayaadiintu Shar Badanaa !!! Shacabkuna Il Daranaa !!! Qaybtii 2aad...
View ArticleOGEYSIIS: ku socda reer Gotenborg Sweden-soo dhoweynta fiqi Bashir Cabdule
Ogeysiis: (pp)- Waxaa la ogeysiinayaa Reer Göteborg Sweden in uu imaanayo Fiqi Bashiir Cabdulle Magaalada Gotenbeg maalinka Sabtida. Waxaan lagu wargelinyaa shacabka Puntland inay ka soo qayb...
View ArticleMUQDISHO: Ra’iisal Wasaaraha oo ku tilmaamay socdaalkiisii deegaanada dalka,...
Muqdisho: (pp)- Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo manta soo gabo-gabeeyay kormeer sadex maalmood qaatay oo uu ku soo maray Puntland iyo Galmudug, ayaa ku tilmaamay socdaalkiisa guul...
View ArticleGAROOWE: Soomaliland oo maanta Puntland ku wareejisay Mid kamid ah...
Garoowe: (pp)- Maamulka Soomaaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey Laamaha amaanka Puntland mid kamid ah dhagarqabayaashii sida weyn ugu lug lahaa Dilkii allaha u Naxariistee Shiikh C/qaadir...
View ArticleMUQDISHO: Taliyeyaal Cusub oo la dhaariyey (Sawiro)
Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dharinayay Taliyayaasha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka. “Waxaa sharaf ii ah...
View ArticleDAAWO: Booqashadii Raiisal wasaaraha DF ee Soomaaliya , Caasimada Puntland...
Garoowe: (pp)- Waxaa magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyey labo casho kahor raiisal wadaarihii DF ee Soomaaliya, ayna ku soo dhoweeyeen magaalada madaxda Puntland ee Garoowe madaxda ugu saraysa...
View ArticleMUQDISHO: R/Wasaare Saacid oo Guddi u saaray Mawjado dilal ah oo ka dhacaaya...
Muqdisho: (pp)- Waxaa isa soo taraaya dilalka loo geysanaayo dadka rayidka ah hadana lasoo dhigaayo maydkooda Xaafadaha iyo Wadooyinka Magaalada Muqdisho, Waxayn arintan walaac Iyo Cabsi xoogan ku...
View ArticleMUQDISHO: Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya oo la kulantay Wafti ka socdey...
Muqidisho: (pp)- kulankani oo ay ka soo qeyb galeen safiirrada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya iyo Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada ayaa...
View ArticleGAROOWE: Wakiilada Guddiga Doorashooyinka Puntland ee qaar kamid ah Gobalada...
Garoowe: (pp)- Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee caasimada Dawlada Puntland gaar’ahaan Hoolka Shirarka ee Hotel Rugsan lagu soo gabagabeeyey Tababar maalmihii u dambeeyey Magaalada Garoowe uga socdey...
View ArticleKISMAAYO: Odayaasha Dhaqanka ee Jubbooyinka oo ugu baaqay DF Soomaaliya inay...
Kismaayo: (pp)- Odayasha shaqanka deegaanka Jubbooyinka oo shir jaraa’id ku qabtay guddaha magaalada Kismaayo ayaa dowlada Federeaalka ee Soomaaliya ugu baaqay inay ka soo qayb galaan shirka maamulka...
View ArticleSocdaalka Saacid: waa talaabadii uu ka bilowday hayaankii dheeraa!...
Waxaan marka hore rajayniyaa heshiiska Dowladda Federal-ka Soomaaliya iyo Puntland inuu noqdo mid taabo gala, waxaana ii muuqda taabo geliddiisu inay suuro gelinayso inay furmaan irrado badan oo meesha...
View ArticleMUQDISHO: Shirkadda Yemen Airways oo dhawaan hawlo dulimaad ka bilaabi doonta...
Muqdihso: (pp)- Kulan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalya ayaa waxaa looga wada hadlay arimo la xiriira sidii ay Shirkadda Duulimaadka Yemen hawlo duulimaad uga bilaabi...
View ArticleGAROOWE: Gudoomiyaha guddiga ka talo-bixinta dhaqaalaha Puntland oo ka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame Qawdhan oo ah Gudoomiyaha Gudi uu shalay Madaxweynaha Puntland u Magacaabay kasoo talo-bixinta Dhaqaalaha Puntland ayaa ka...
View ArticleBOOSAASO: Arday ka aflaxday Quraanka Kariimka ah oo shahaadooyin lagu...
Boosaaso: (pp)- Waxaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari lagu qabtay kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo shahaadooyin iyo Abaal marino lagu gudoonsiinaayey ardey ka aflaxday Qur’aanka...
View ArticleGAALKACAYO: Culimada Ahlusuna ee Koonfurta Gaalkacayo oo bayaan kasoo saaray...
Gaalkacayo: (pp)- Culimada Koonfurta Gobalka Mudug ayaa soo saaray Bayaan ay kaga walaacsan yihiin isla markaana ay ku cambaareynayaan falalka ku guracan ee Afduubka,Dhaca iyo Dilalka ah ee Maalmihii u...
View ArticleXadka Ismaamulka DDSI u la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal oo...
Wararka naga soo gaaray Xadka ismaamulka DDSI uu la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal ayaa tibaaxaya in ammaankooda aad loo adkeeyay,isla mrakaasina ay halkaasii ka socdaan howlgalo ay...
View Article