Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo jowhar Dib Ugu laabtay

$
0
0

Wasiirka Arimaha gudaha DFS iyo wefdi odayaal dhaqameed ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe si loo sii anba qaado Wejiga Labaad ee Shirka Maamul Usameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo gogo shiisa ay jowhar Fidsan tahay

Garoonka Diyaaradaha ee Magagaalada Jowhar ayey Kula Hadleen Saxaafada Wasiirka iyo Wafdigii uu hogaaminyay Waxaana Wasiirka uu sheegay Inuu uyimid jowhar sidii uu ugala tashan lahaa Odayaasha Labada gobol wixii u qabsoomay Furitaanka Wejiga labaad kadib

Mid kamid ah odayaal safarka Wasiirka Kuwehlinayay ayaa sheegay In Beesha Xawaadle oo Banaanka Shirkani ka istaagtay ay hada diyaar utahay iney ka qeyb qaadato Shirka maamul usameynta Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe Waxaana uu sheegay iney imaan doonaan kuwa kale ee Maqan

Halkan Kadhageyso Warbixin kooban by Weriye {Shaashaa }

The post Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo jowhar Dib Ugu laabtay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles