Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Shacabku sidee uga qayb qaadan karaan dadaalada ammaanka Puntland lagu...

Garowe(Puntland Post) Tan iyo markii koox ka tirsan Al-SHabab duulaan kusoo qaadeen xeebaha Mudug iyo Nugaal waxaa korortay dadaalada lagu adkaynayo ammaanka magaalooyinka iyo tan caasumadda Garowe....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaliland oo ku eedaysay Dawlada Soomaaliya inay fara-gelin ku hayso...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadaani Hargeysa(Puntland Post)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo saxaafada kula hadlay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Ka Qayb Galay Munaasabad Lagu Xusayey...

Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 13 April 2016  waxaa uu xarunta hay’adda PDRC ee Garoowe kaga qayb galay munaasabadda Maalinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jordan oo albaabada u laabtay xarumihii Akhwanul Muslimiinka

A boy stands near the main entrance of the Muslim Brotherhood’s office in Amman, after it was shut by the police acting on orders of the Amman governor April 13, 2016. REUTERS/Muhammad Hamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo  Maanta 13-April-2016 kasoo Amba baxay magaalada kuna soo jeedey magaalada Garoowe ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo Laga Soo Cidhibtiray Tartanka Ay Koobkiisa Difaacanaysay Ee...

Kooxda Atletico Madrid ayaa Barcelona ka cidhibtirtay tartanka ay koobkiisa difaacanaysay ee Champions Leaque-ga kadib markii ay 2:0 ku garaacday kulankii lugta labaad waxayna wadar ahaan Atletico...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-saxaafadeed: Shirkadda SOMTEL oo si aada hoos ugu dhigtay qiimaha hadalka

SOMTEL QIIMA DHIMIS 2016 Hordhac. Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Puntland, oo sida aad uga barateen markasta macaamiisheeda iyo dhamaan umaadd Puntland usoo siyaadisa adeegyo waxtar iyo tayo uleh,...

View Article

Gal-mudug iyo maleeshiyaad ku dagaalamay degmada Cadaado

Cadaado(Puntland Post)-Shalay galab dagaal ayaa ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, markii muran xoogan dhex maray Maleeshiyaad taabacsan Dadka qaadka keena Magaaladaas iyo Ciidamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha DFS oo dhigiisa dalka Suudaan kala hadlay is-kaashiga xagga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Cumer Xassan Axmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii billaha ee Madaxda Guddiyada Fulinta Mushruuca Tayaynta iyo...

Waxaa qabsoomay  shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruca tayeeynta iyo shaqaalaysiinta qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda ee ka faa’iidaysanaya mashruuca Bangigu Addunku maal-galinayo Dowladda...

View Article

Dagaal u dhaxeeya labba Beelood oo ka dhacay duleedka Baladweyne

Baladweyne(Puntland Post)-Dagaal u dhaxeeyey labba Beelood ayaa ka dhacay meel aan sida uga fogayn Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, dagaalkan ayaa geystay khasaaro nafeed. Xasaradda u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuuliyiin ka socda Jubbaland oo Garowe u yimi waayo aragnimo shaqo iyo wax...

Garowe(Puntland Post)Mas’uuliyiin ka socda waxbarashada Jubbaland oo maalmahan ku sugnaa Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa ujeedadedu ahayd inay khibrad iyo aqoon ka qaatan Waxbarashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso:Guddiga Culumadda Ee Gurmadka Abaaraha Puntland oo soo Bandhigay Deeqo...

Guddiga Culumadda ee gurmadka abaaraha puntland ayaa ka warbixiyay deeq  lacageed oo guddiga ka soo gaartay oo dad soomaaliyeed  oo ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ugu deeqeen qoysaska a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga dooday Shirkii golaha xukuumadda...

The post Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga dooday Shirkii golaha xukuumadda dawladda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Turkiga oo marti geliyey shirweynaha Wadamada Muslimka ah

Shirweynaha Hogaamiyayaasha Islaamka ee Istanbul Istanbul(Puntland Post)-Magaalada Istanbul waxaa ka furmay Shiweynaha Dalalka Islaamka ah, waxaana Shirkaas ka qayb gelaaya Hogamiyaayasha in ka badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay munaasid arday ka qalin...

Garowe(Puntland Post)Jaamacadda Puntland State {PSU} ayaa waxaa qalinjabiyey arday dhameystay kuliyadaha Barashada Cilmiga Bulshada Gaar ahaan Development Study Iyo Kuliyadda Dhaqaalaha,Ganacsiga Iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAGAALKA QABOW EE U DHEXEEYA PUNTLAND IYO MUQDISHO! W.Q Abdihakim Diriye

Garowe iyo Muqdisho Muddo ka badan 25 sano oo Soomaaliya ay ku jirtay jahwareer siyaasadeed ayna isku hayeen kooxo is diidan iyo awoodo kala danbeeyey oo marba meel joogey maalinbana magacyada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta safar shaqo ugu amba baxay dalka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15-April-2016 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis Ababa bee Caasimadda Dalka Ethiopia halkaas oo uu kaga qayb geli...

View Article

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo jowhar Dib Ugu laabtay

Wasiirka Arimaha gudaha DFS iyo wefdi odayaal dhaqameed ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe si loo sii anba qaado Wejiga Labaad ee Shirka Maamul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo gaadhey magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gelinkii hore ee maanta 15-April-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland ayaa gaadhey caasimadda dalka...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>