Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland oo ka digay Khatarta ka iman karta Daacish oo ku fida Somaliya

$
0
0

Agaasimihii hore ee Sirdoonka Dowlada Puntland Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi Yare” ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaaliya,waxaana sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyar qorteen.

Haaruun Macruuf oo ka tirsan VOA ayaa khadka telefoonka ku waraystay.

Waraysiga oo dhammaystiran hoos ka dhagayso

PUNTLAND POST

The post Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland oo ka digay Khatarta ka iman karta Daacish oo ku fida Somaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>