Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta fiisha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho

$
0
0

Waxaa Goordhaw Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir gaar ahaan albaabka hore ee xarunta Taraafikada.

Warar Horudhac ah oo aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay albaabka laga galo xarunta Taraafikada, waxaana qaraxaasi ku dhintay dad gaaraya shan qof, waxaa sidoo kale ku dhaawcmay dad kale oo badan.

Ciidamo katirsan Nabad Sugida iyo booliiska ayaa gaaray halka uu qaraxu ka dhacay ee xarunta Taraafikada kuwaa oo gabi ahaan xiray wadooynka gala iyo kuwa kasoo baxa goobta qaraxa uu ka dhacay.

Xarunta Visha Taraafiko ayaa waxa ay ku taalla Degmada Shangaani, waxaana ay ku dhaw dahay Xarunta Safaarada Imaaraadka Carabta ee Magaalada Muqdisho.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe

PUNTLAND POST

The post Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta fiisha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>