Ururka HADO oo soo bandhigay wax yaabihii uu qabtay, xafiis cusubna ka furtay...
Garowe-(Puntland Post)-Ururka HADO ayaa maanta oo sabti ah waxaa uu xafiis ka furtay magaalada Garowe, munaasabad ka dhacday xarunta Ha’yadda cilmi barista Puntland ee PDRC oo ay ka qayb galeen...
View Articledabar goynta dhuxusha oo Puntland iyo dowladda fadaraalka iska...
Garowe-(Puntland Post)-Xarunta Wasaaradda Degaanka Puntland ee Magaalada Garowe waxaa Maanta oo Axadda lagu qabtay Kulan lagu daah furayey Mashruuc loogu magac Daray yareynta isticmaalka Dhuxusha....
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Hambalyo u diray Shacabka reer Jabuuti.
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey oo maanta magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti kaga qayb galay munaasabadda caleemo saarka...
View ArticleQarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta fiisha Taraafiko ee...
Waxaa Goordhaw Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir gaar ahaan albaabka hore ee xarunta Taraafikada. Warar...
View ArticleUgu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay qarixii ka dhacay xarunta Taraafikada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Xili uu Saakay Qarax ismaadamin ah oo loo adeegsaday gaari lala beegsaday xarunta Ciidamada Taarafikada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaaya warar dheeraad oo...
View ArticleGuddiga uu Baarlamaanku u saaray heshiiskii hanaanka Doorashada oo wax ka...
Muqdisho(Puntland Post)-Hogaanka Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya aya Gudi ka kooban 21 xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka hada iyo 5 kale oo katirsan Baarlamaanadii hore u saaray...
View ArticleHay’adda HADMA oo Garowe ku qabatay shir ku saabsan dejinta siyaasada ku...
Garowe(Puntland Post) Hay’adda Maareynta masiibooyinka ka hortaga Puntland ee Hadma ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay shir looga hadlayo fulinta qorshaha dejinta u adkeysiga aafooyinka kaasoo ay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Cusbitalka lagu dabiibayo Wasiirka...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ayaa maanta 09-May-2016 cusbitalka Cumar Xasan Al-bashiir ee magaalada Jabuuti...
View ArticleWasiir ku xigeenka Maaliyada DFS oo lagu soo dhaweeyay magalada Bosaso
Bosaso(Puntland Post) Wasiir ku xigeenka wasaradda Maaliyada dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Hayir Ibraahim ayaa maanta soo gaaray magalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari. Wasiirka Qorsheynta...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo maanta laga sugayo magalada Bosaso
Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu soo gaaro magalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari. Madaxwayne Gaas ayaa dalka...
View ArticleXassan Sheekh oo sheegay inay ka adkaadeen xarakada Al-shabaab
Garowe(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay ka adkadeen Kooxda Al-shabaab mudadii uu ahaa Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna...
View ArticleIGAD oo Dawlada Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu maamulaayo cimilada...
Muqdisho(Puntland Post)-Wasaarada Dulista Hawada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa urur Gobaleedka IGAD kala wareegtay qalab Muhiim ah oo lagu Maamuli doono Cimilada dhanka Duulimaadka, waxaana...
View ArticleDablay hubaysan oo xalay weeraray Guriga gudoomiyaha Somaliland u qaabilsan...
Gudoomiyaha Gobalka Sool dhanka Somaliland (Mustafe Cabdi Ciise) Laascaanood(Puntland Post)-Dablay hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe rasaas ooda kaga qaaday guriga uu Magaalada Laascaanood ee Xarunta...
View ArticleShabaab oo sheegtay Degmada Tooratoorow inay kula dagaalameen ciidamo...
Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xalay fashiliyeen weerar ay sheegeen in ay kusoo qaadeen Ciidamo katirsan kumaandooska dalka Mareykanka oo watay Diyaaradaha Qumaatiga u kaca. Degmada...
View ArticleDawlada Soomaaliya oo shaacisay inay bilaabatay qorista shaqaale loo qaadaayo...
Muqdisho(Puntland Post)-Wasiir Ku-xigeenka Shaqada iyo Bulshada Dawlada Federaalka ah Cismaan Libaax Ibraahim oo maanta Shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawaqay inay bilaabatay...
View ArticleMadaxwaynaha Puntland oo tacsi diray sidoo kalena shacabka ugu baaqay inay u...
Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa ka war bixiyay socdaalkiisii Jabuuti, iyo xiriirka ka...
View ArticleMadaxweynaha Dawlada Puntland oo markii uu Dalka kusoo laabtay ka warbixiyey...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee magaalada Jabuuti kaga qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta...
View ArticleMadaxwayne ku xigeenka oo ka qayb galay kulan lagu daahfurayo guddiga...
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland iyo Afhayeenka Baarlamaanka ayaa ka qayb galay shir hadda ka socda xarunta PDRC ee Garowe, kaasoo lagu daahfurayo guddiga doorashooyinka KMG ah ee...
View ArticleCiidamada Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal Shabaab lagu dilay ka fuliyay...
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Somaliya oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay howlgal ka fuliyeen deegaanka Geed Timir oo...
View ArticleDawlada Soomaaliya oo ka digtey lunsashada hantida Dawlada xiliga kala guurka
Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaare Ku-xigeenka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo Warbahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay masuuliyiinta Dawladu inay...
View Article