Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Poliska iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka.

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15, May 2016 xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-guduud) iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka G/sare Cismaan Xasan Cuuke (Af-dalow), isla markaana si kumeel gaar ah ugu  magcaabay  xilka Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Shire Faarax Ereg.

 

Xil kaqaadistan iyo magcaabistan ayaa timi kadib markii Madaxweynaha dawladda Puntland uu guddi heer qaran ah u saaray dhacdadii ka dhacday magaalada Boosaaso 5-May 2016 iyo dhibkii wadashaqayn la’aaneed ee ka dhex jirey ciidanka Booliiska dhexdiisa,  dhacdadaas iyo wadashaqayn la’aantaas oo  sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac.

 

Xeer Madaxweyne Lr (1)

The post Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Poliska iyo Taliyaha Ciidanka Birmadka. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>