Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Gudiga Baarlamaanka ee turxaan bixinta heshiiskii Hanaanka Doorashada oo...

Muqdisho(Puntland Post)-Iyadoo dhawaan Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay Gudi kasoo tala bixiya Hehiiskii Hanaanka Doorashada ee Madaxda Dawlada Federaalka iyo kuwa Maamulada Dalka ay...

View Article


Siyaasiyiinta iyo doorka ay ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada

Waa barmaamij khaas ah oo sheekh Siciid Cali kaga hadlay doorka ay siyaasiyiintu ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada The post Siyaasiyiinta iyo doorka ay ku leeyihiin tahriibka dhalinyarada appeared...

View Article


Mudo Kordhin Loo Sameeyay Howlgalka Nabad Ilaalinta ee AMISOM

Muqdisho-(Puntland Post) Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ee Soomaaliya ayaa loo Sameeyay Mido Kordhin Xiliga ay ka sii shaqaynayaan gudaha dalka Soomaaliya, sidaas waxaa lagu sheegay War qoraal ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka...

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15, May 2016 xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Af-guduud) iyo Taliyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe oo Maxamuud Sayid Aadan u magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka...

Madaxweyne Ku-xigeenka cusub ee Jubbaland Kismaayo(Puntland Post)-Tigreeto uu Maanta soo saaray Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu ku magacaabay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Cusub ee Booliska Puntland oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay

Taliyaha Cusub ee ciidanka Booliska Puntland  S/G  Cabdirisaaq Shire Faarax(Ereg) ayaa markii u horraysay  ka hadlay xilka KMG ah ee Madaxweynaha dowladda puntland uu maanta u magacaabay, waxaana uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Sanadguuradii 73aad ee Ururkii...

Munaasabad ballaaran lagu xusayay sanadguuradii 73aad ee ka soo wareegtay asaaskii ururkii dhalinyaradda Soomaaliyeed ee SYL  oo ah maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May  ayaa maanta lagu qabtay...

View Article

Sirdoonka Maraykanka oo kaalin ku lahaa xirigii Nelson Mandela

Basaas u shaqeyn jiray laanta sirdoonka mareykanka,CIA ayaa qirtay in xog uu siiyay booliiska Koonfur Afrika ee xilligii cadaanku dalka xukumay ay horseeday in la xiro Nelson Mandela oo uu 27 sano ku...

View Article


Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Gudiga baarlamaanku u saaray...

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Gudi uu Gudoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u...

View Article


Ciidan isugu jira Somali, Mareykan iyo AMISOM oo Maanta howlgal ka fuliyay...

Waraka ka imaanaya Deegaanka Bariire oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa Sheegaya in halkaas Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ay ka fuliyeen howlgal qorsheysan....

View Article

Taliyaashii Hore ee Ciidamada Booliska iyo Birmadka Puntland oo Maxkamad...

Bosaaso(Puntland Post)-Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland Cabdikariim Xasan Firdhiye oo waraysi siiyay warbaahinta maxaliga ah, ayaa sheegay in ay suurgagal tahay in...

View Article

Somaliland oo ka hadashay qabashada dablay Al-shabaaba oo hargeysa ku...

Hargeysa(Puntland Post)-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ka hadlay hawl-galo ay Ciidamadu ka sameeyeen illaa afar goobood oo katirsan Xaafadaha Magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagu soo...

View Article

Gudiga Baarlamaanku u saaray heshiiskii hanaanka Doorashada oo sheegay in...

Muqdisho(Puntland Post)-Gudiga uu Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya u saaray turxaan bixinta Heshiiskii Hanaanka Doorashada oo maalmihii u danbeeyey Magaalada Muqdisho ku lahaa kulamo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Cadan ee Dalka Yemen oo laga mamnuucay cunista qaadka maalmaha shaqada

Magaalada Cadan ee Dalka Yemen oo qaadka laga mamnuucay Cadan(Puntland Post)-Magaalada Cadan oo kamid ah Magaalooyinka ugu waaweyn Dalka Yemen, kana mid ah Magaalooyinka loogu cunis badan yahay Qaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Uganda oo wiilkiisa curadka u dalacsiiyey darajada ugu saraysa...

Wiilka Madaxweyne Museveni, Muhoozi Kainerugaba Kampala(Puntland Post)-Madaxweynaha dhawaan Mar kale loo dhaariiyey taladda Dalka Uganda Yuweri Kaguta Museveni ayaa dalacsiin u sameeyey qaar kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Booliska Kenya oo cambaarayn kala kulmay sidii ay ula dhaqmeen Dad...

Ciidamada Booliska Kenya oo garaacaya Dad mudaharaadaya Nayroobi(Puntland Post)-Dadka Kenya iyo Hay’adaha u dooda xaquuqda Aadamaha ayaa si aada u cambaareeyey sida ay Ciidamada Booliska Dalkaas ula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jaray xarun ganacsi oo laga...

Garowe(Puntland Post)-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay), ayaa galinkii dambe maanta [16 May, 2016], xarigga ka jaray xarun ganacsi oo cusub taasi oo laga furay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Dawladda Puntland oo uga tacsiyaysay Madaxweynaha dawladda Puntland...

The post Tacsi: Dawladda Puntland oo uga tacsiyaysay Madaxweynaha dawladda Puntland geerida ku timid Adeerkii marxuum Cabdullaahi Cali Gaas appeared first on Puntland Post.

View Article

Qaramada midoobay oo13,800 qaxooti Soomaaliyeed ah kusoo celisay dalka

NAIROBI-(Puntland Post)-Hay’adda qaramada midoobay u qaabbilsan qaxootiga adduunka ee UNHCR ayaa sheegtay inay 13,800 oo Soomaali ah ka daad guraysay xeryaha Dhadhaab kuna ku celisay gudaha dalkooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Shaqalaha rayidka ah oo qaaday  waraysigii shaqo (Job Interview) ee...

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) ayaa qaaday waraysi shaqo (Job Interview) ee Madaxqaybeedyadaiibka(ProcurementUnit Heads) ee Hay’adaha iyo...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>