Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Jaaliyadda Puntland ee Leicester, UK oo tacsi u diraya Madaxweynaha Puntland iyo ehelkiisa

$
0
0

Jaaliyadda reer Puntland ee Leicester, waxa ay iyaga oo ka tiiraanyeysan halkaan ay tacsi uga dirayaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo adeerkiis, marxuum Cabdullaahi Cali Gaas oo maalintii Talaadada ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Geeridaas naxdinta leh waxay ka loo Jaaliyaddu uga tacsiyeynaysaa Jaamac Cabullaahi cali Gaas , Cabdiwaaxid Cabdullaahi Cabdullahi Cali Gaas iyo Sahra Cabdullaahi Cali Gaas iyo dhammaan ehelkii, iyo qaraabadii uu marxuumka ka baxay, isagana waxay Rabbi SWT uga baryayaan in uu naxariistiisa jannaad marxuumka ka waraabiyo.

Aamiin! Aamiin! Aamiin

The post Jaaliyadda Puntland ee Leicester, UK oo tacsi u diraya Madaxweynaha Puntland iyo ehelkiisa appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>