Somaliland oo maanta u dabaaldegaysa sanad guuradeedii 25-aad
Hargeysa(Puntland Post)-Guud ahaan degaanada Somaliland waxaa maanta siweyn looga dareemayaa sanad guurada 25-aad ee kasoo wareegtay markii dhibada loo taagay Maamulka Somaliland isla markaana ay ku...
View ArticleSuxufiyiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho ku doortey hoggaanka sare ee ururka NUSOJ
Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho xarunta Soomaaliya ayaa shalay lagu doortey hoggaanka ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ka dib markii ergo matalaysa dhammaan suxufiyiinta...
View ArticleJaaliyadda Puntland ee Leicester, UK oo tacsi u diraya Madaxweynaha Puntland...
Jaaliyadda reer Puntland ee Leicester, waxa ay iyaga oo ka tiiraanyeysan halkaan ay tacsi uga dirayaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo adeerkiis, marxuum Cabdullaahi Cali Gaas oo...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Puntland oo u ambabaxay Magaaladda Muqdisho.
Madaxweynaha dowladda puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay magaaladda muqdisho, halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay isugu imaanayaan Madaxda Soomaalida iyo xubnaha...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo u amba baxay magaalada Muqdisho
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 18-May-2016 ka amba baxay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland isagoo kusii jeeda...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho gaarey iyo shirar muhim ah oo uu...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee maanta 18- May-2016 kasoo amba baxay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa soo gaarey...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro Cusub
Kismaayo-(Puntland Post) Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo siwayn loo sugayey. The post Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro Cusub appeared first...
View ArticleHal qof ayaa ku dhintay rabshado lagu diidan yahay Somaliland oo maanta ka...
Laascanood(Puntland Post)-Maanta oo Guud ahaan degaanada Somaliland looga dabaal-degaayey Maalinkii uu Maamulkaasi ku dhawaaqay inuu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale, ayaa waxaa Magaalada Laascaanood...
View ArticlePuntland oo sheegtay Laascaanood inuu ka dhacay dagaal u dhaxeeya dadka...
Wasiirka Warfaafinta Puntland Garowe(Puntland Post)-Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa digniin u diray Maamulka Somaliland...
View ArticleDiyaarad ay leedahay Masar oo sidey 66 qof ayaa la layahay
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Masar kana soo kacday Magaalada Paris ee Caasimada Dalka Faransiiska kuna soo jeeday Magaalada Qaahira ee Casimada Dalkaasi Masar ayaa la layahay meel ay...
View ArticleMadaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha oo Gaaray xarunta ay ku shirayaan...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxmuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa mardhow gaaray Xarunta ay ku shirayaan baarlamaanka Soomaaliya iyadoo uu soconayo kulanka...
View ArticleBaledweyne oo Shacabkii uga barakaceen Fatahaada Wabiga iyo colaada ka taagan...
Baledweyne-(Puntland Post) Shacabka ku nool Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan oo ay isugu darsoontay Colaad iyo Fatahaada webiga shabelle ee dhaxmara bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay...
View ArticleMadaxda Dalka iyo golaha ammaanka oo ka wada hadlaya doorashooyinka
Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’aysulwasaare Cumar C/rashiid Cali,ku xigeenkiisa Maxamed Cumar Carte iyo qaar ka mida labada gole ee...
View ArticleWar-Murtiyeed: Dawladda Puntland oo sheegtay in aanay aqbali doonin in wax...
The post War-Murtiyeed: Dawladda Puntland oo sheegtay in aanay aqbali doonin in wax laga beddelo heshiisyadii siyaasadeed ee hore loo gaarey appeared first on Puntland Post.
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19-May-2016 magaaalada muqisho kaga qayb galay shir looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo ay kasoo qayb galeen 15-ka xunood...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo kulan casho ah la qaatay Danjiraha dawladda...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa caawa 19-May-2016 kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha dawladda Isu tagga Imaaraadta...
View ArticleNin mooto wata oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Qarax uu geystay nin mooto wata oo naftii halige ah ayaa ka dhacay Maqaaxi cunada laga cuno oo ku taal degmada Warta Nabad ee Gobalka Banaadir. Goob joogayaal ku sugan halka...
View ArticleRaqda diyaaradii la waayey ee Masar oo laga helay Badda Giriiga
Sawirka Diyaarada Burburtay Dawlada Masar ayaa shaacisay in raqda Diyaaradii tan iyo maanta la waayey meel ay jaan iyo Cirib dhigtay laga helay badda lo yaqaan Mediterranean, Wasaarada Dulimaadka...
View ArticleXaflad mu’asasada Al-Minhaaj Faraca Nugaal ay ku soo bandhigtay...
Garowe-(Puntland Post) Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda garoowe ayaa maanta oy taariikhdu tahay 19-May-2016, kusoo bandhigay waxqabadkoodii sanadkii tagay hoolka jaamacadda bariga afrika, bandhigan ay...
View ArticleIn ka badan 11 kun oo arday ayaa maanta u fariisanaaya imtixaanka shahaadiga...
Garowe(Puntland Post)-Guud ahaan Gobalada Puntland ayaa saakay isku wakhti laga qaybinayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasaladda Afraad ee Dugsiga sare iyo Sideedaad ee Dugsiga Dhexe, waxaana...
View Article