Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Tacsi: Allaah Naxariistiisii Jano ha siiyo Hooyo Fadumo Macallin Dahir (Aammiin)

$
0
0

Ilmo Max’ed  Cabdi Sooyaan iyo Hooyadood Diib  Axmed  SHiikh-Doon, oo kala jooga America, Somaliya, iyo Yurub waxay halkaan tacsi uga dirayaan iyagoo la qaybsanaya tiiraanyada ilmo Xasan Sooyaan oo Hooyadood Marxuumad Faadumo Macallin Daahir ay shalay ku geeriyootay magaallada Garowe ee xarunta Puntland, waxay kaloo tacsi taas la mid ah u dirayaan dhammaan qoyska  reer Macallin Daahir iyo qaraabada kale ee marxuumadda, waxayna  Allaah uga baryayaan in marxuumadda uu danbi dhaaf iyo naxariistiisii janno siiyo, Sabur iyo iimaanna ka siiyo ilmaheeda iyo dhammaan ehellada kale… Aammiin…

The post Tacsi: Allaah Naxariistiisii Jano ha siiyo Hooyo Fadumo Macallin Dahir (Aammiin) appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>