Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska oo lagu wado inuu Muqdisho soo gaaro

$
0
0
Philipp Hammond, Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska
Philipp Hammond, Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska

Muqdisho(Puntland Post)-War ay shaacisay wasaarada arimaha Dibada wadanka Ingiriiska ayaa lagu sheegay In maalimada Barito ah oo magaalada muqdisho soo gaari Doono wasiirka arimaha dibada wadanka Ingiriiska Mr Philipp Hammond.

Mr Philipp  ayaa  Kulamo laqaadan Doona Madaxda ugu Sareysa Dowlada soomaaliya iyo Madaxda Dawlada Gobaledyada Qaaar.

Wasiirka ayaa lagu wadaa Inuu madaxda Soomaalida kala hadlo Sidii Dabayaaqada sanadkaan Soomaaliya uga dhici lahayd Doorasho xor iyo xalaala.

Dhanka kale waxaa Maalnimada Jimcaha ah, Isna lagu wadaa in muqdisho soo Gaaro Madaxweynaha wadanka Turkiga   Racap Tayyip Erdogan

Saciid Xasan
puntland Post
Muqdisho-so.

The post Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska oo lagu wado inuu Muqdisho soo gaaro appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>