Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa galabta soo gaaray magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Wafdiga Gaas waxaa garoonka diyaaradaha Aadan...

View Article


Maamulka la baxay Gobalada dhexe oo ka hadlay baaqashada safarkii Raisul...

Muqdisho(Puntland Post)-Safar la filaayey inuu Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali uu ku tago Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka Galgaduud ayaa maanta baaqday,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Real Madrid oo markii 11-aad Hanatay Koobka Champions League-ga

Milano-(Puntland Post) Kooxda Real Madrid ayaa markeedii 11-aad ku guuleysatey Champions League-ga markii ay rigore 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay magaaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-May-2016 magaalada Muqdisho kaga qayb galay shirka Madasha hoggaamiyayaasha qaran ee looga hadlayo hannaanka doorashooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho oo kasoo kabatay dhibaatooyinkii kasoo gaaray dagaaladii sokeeye

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa kasoo kabsanaysa dhaawacyadii kasoo gaaray dagaaladii sakooye ee waddanka ka dhacay, waxaa muuqda dib u dhis iyo maalgalin lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhamaan Sanaadiiqdii imtixaanaadka Puntland oo si Nabdoon Loogu Soo Celiyay...

Wasaradda waxbarashada iyo tacliinta Sare ee Dowlada Puntland ayaa soo gaba gabaysay  26/May/2016- Imtixamadkii gobolada puntland oo dhan isagoo Jawi nabdoon  ku soo dhamaday. Wasiirka  wasaarada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan laqaatay Madax ka socotey hay’adda MSF

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Mudisho ayaa galabta xarunta  Villa Hargaysa ee Madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay masuuliyiin ka...

View Article

Shirka madasha wadatashiga qaran oo lagu wado in maanta lagu soo afmeero...

Muqdisho(Puntland Post)-Shirka Madasha wada-tashiga Qaran ee Madaxda Dowlada iyo kuwa Maamulada Dalka ayaa maanta lagu wadaa InLagu soo Gabag-gabeeyo Magaalada muqidsho ee Casimada Dalka  soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadkii loo haystay qaraxii diyaarada Daallo oo maanta xukuno kala duwan lagu...

Edaysanayaasha loo haysto qarixii Diyaarada Daalo Muqdisho(Puntland Post)-Maxkamada darajada kowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la hor keenay eedaysanayaal loo haystay inay ka danbeeyeen...

View Article


Iiraan oo sheegtay in muwaadiniinteeda aysan Xajka u dirayn Sanadkan

Dowladda Iiran ayaa shacisay in muwaadiniinteeda ysan sanadkan Xajka u diri doonin. Wasiirka dhaqanka ee dowlada IRAN Cali Jannati ayaa arintaas maanta shaaciyay. Wasiirka ayaa sababta ku sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cawaale Qaaddiid oo DFS iyo mamuladda dalka ugu baaqay in bisha Ramadaan...

Muqdisho(Puntland Post) Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale (Qaaddiid) ayaa dowladda dhexe iyo mamulada dalka ugu baaqay in bisha barakaysan ee Ramadaan qaadka la joojiyo si umadda uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo weli qarinaysa dhacdadii Ceel-cade, Telefishinka CNN oo helay xog...

Askartii Kenya ee wax ku noqtay dhacdadii Ceel-cade 15-kii janaayo 2016 Gumaadkii ciidamada Kenya kaga dhacay Ceel-cade 15 janaayo 2016 waxa uu ku bilaamay gaari qarax wada oo lagu dhuftay albabka hore...

View Article

Madaxweynaha Turkiga oo ku Soo Wajahan Magaalada Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa lagu wadaa in uu maalinta Jimcaha ah uu booqasho ku yimaado Magaalada Muqdisho, iyadoona ay Dowladda Federaal Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland iyo danjiraha dawladda Turkiga ee Soomaaliya...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u joogaa magaalada Muqdisho ayaa maanta 31-05-2016 kulan quraac sharaf ah la qaatay danjiraha dawladda Turkiga u fadhiya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askar Puntland ah oo wax ku noqotay qarax ka dhacay degaanka Galgala

Sawir Hore: Goob Al-shabab laga qabsaday buuraha Galgala GALGALA- Cutub ka tirsan ciidamada Puntland ayaa weerar qarax ah lagula eegtay deegaanka Galgala  ee gobolka Bari, wararku waxay sheegayaan in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo ka dooday xeerka doorashooyinka

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa ka dooday qodobo kamid ah Xeerarka doorashooyinka Puntland, gaar ahaan kuwa ururrada siyaasadeeda iyo Golayaasha deegaanka Puntland, kuwaasi oo ay qoreen...

View Article

Turkiga oo Dawlada Soomaaliya bishiiba siinaaya labba milyan oo Doolar

Ankara(Puntland Post)-Golaha Wasiirada Dawlada Turkiga ayaa qalinka ku duugay deeq lacageed oo garaysan $2 Milyan oo Doolar oo bil walba uu Dalkaasi siinaayo Soomaaliya, taas oo wadarteeda guud noqon...

View Article


Muran xoogan oo hareeyey shirka madasha wadatashiga Qaran

Muqdisho(Puntland Post)-Iyadoo wali magaalada muqdisho ee Xarunta dalka soomaaliya uu ka soconayo Shirka Madasha wada Tashiga Qaran oo galay maalnimadii Afaraad,  ayaa wali waxaa jira Qilaaf iyo Muran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska oo lagu wado inuu Muqdisho soo gaaro

Philipp Hammond, Wasiirka arimaha dibada Ingiriiska Muqdisho(Puntland Post)-War ay shaacisay wasaarada arimaha Dibada wadanka Ingiriiska ayaa lagu sheegay In maalimada Barito ah oo magaalada muqdisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaali 61 jir ah oo imtixaanka dugsiga sare u fariistay Sanadkan

dugsiyda sare ee degmada Balcad Axmed Maxamad Cali Saney oo da’diisa lagu qiyaasay 61 jir ayaa sanadkan kamid noqday ardayda u fariisatay imtixaanka kama danbeysta ah ee dugsiyda sare ee degmada Balcad...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>