Telefishinka BBC ONE ee dalka Ingiriiska ayaa warbixin ka diyaariyey labadii xildhibaan ee ku dhintay weerarkii Hotel Ambasador, xildhibaanadan ayaa haystay dhalashada dalka Ingiriiska.
Labada Xildhibaan ayaa lagu kala magaacabi jiray, Maxamed Maxamuud Guure iyo Cabdillaahi Kabaweyne, waxay ka tirsanayeen Baarlamaanka Dalka Soomaaliya.
The post Telefishinka BBC ONE oo warbixin ka diyaariyey xildhibaanadii ku dhintay Qarixii hotel Ambasador appeared first on Puntland Post.