Telefishinka BBC ONE oo warbixin ka diyaariyey xildhibaanadii ku dhintay...
Telefishinka BBC ONE ee dalka Ingiriiska ayaa warbixin ka diyaariyey labadii xildhibaan ee ku dhintay weerarkii Hotel Ambasador, xildhibaanadan ayaa haystay dhalashada dalka Ingiriiska. Labada...
View ArticleSadex wiil oo Soomaaliyeed oo ay Maxkamad maraykanka ku xukuntay xabsi daa’in
Sadex wiil oo Soomaaliyeed oo xukun adag lagu ridey Minneapolis (puntland post)-Maxkamad kutaal Gobalka Minneapolis ayaa dambi ku heshay Sadex wiil oo Soomaaliyeed, kuwaas oo la sheegay inay...
View ArticleXubnihii Somaliland uga Qaybgalayay Golaha Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo...
Waxaa nasoo gaartay oo xaqiijinay in magaalada Hargaysa ay si qarsoodi ah uga bilaabantay xulkii xubanaha la rabo in Somaliland ay u metelaan golaha sare ama guurtida “Upper House” ee baarlamaanka...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo u Dhoofay Imaaraadka Carabta, Kana Hadlay heshiiskii...
Madaxweynaha dowladda Puntland prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Isutaga Imaraadka Carabta, ka dib markii uu martiqaad rasmi ah uu ka helay...
View ArticleJaamacadda Bosaso oo qaaday koobka Jaamacaddaha Garowe
Garowe(Puntland Post) Garoonka Kubadda Cagta Mire-Awaare ee magaalada Garowe waxaa shalay galinkii danbe lagu soo gabagabeeyay Tartan dhinaca Kubadda Cagta oo ay isku arkeen markii ugu horaysey Kooxo...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaadhay Magaalada Abu-Dhabi
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa galabta gaadhay magaalada Abu-dhabi ee caasimada wadamada isutaga imaaraadka carabta, kadib...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo maanta u ambabaxaya dalka Kenya
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu maanta u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa la qorsheynayaa in uu la...
View ArticleTaliska Booliska Gobalka Mudug oo ka digay goobaha bisha Ramadaan Raashinka...
Gaalkacyo(Puntland Post) Mamulka Gobalka Mudug iyo laamaha ammaanka ee gobalka ayaa maanta ka digay goobaha bisha barakaysan ee Ramadaan lagu kariyo cuntooyinka xaaraanta ah iyo dad habeenkii guryaha u...
View ArticleTacsida laga diraayo geerida Maxamed Cali oo muran ka dhex abuurtay...
Murashixiinta Jamhuuriga oo weerary Trump markii uu ka tacsiyeeyey geerida Maxamed Cali Markii uu shalay Dalka Maraykanka ku geeriyooday feeryahankii Muslimka ahaa ee dunida Caanka ka ahaa, ayaa waxaa...
View ArticleDabley hubaysan oo Gabar wariye ah ku diley Magaalada Muqdisho
Allaha u naxariisto Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo lagu diley Muqdisho Muqdisho(Puntland Post)-Waxaa Goordhawayd Koox Hubeysan oo aan Heebtooda la garaneyn magaalada muqdisho ku dileen Gabar Wariye...
View ArticleSoomaaliya: Bisha Ramadaan oo Isniinta berri ah laga soomi doono dalka
Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa bilaaban doonta maalinta Isniinta (6 Juun, 2016) —isha sawirka: Niwasan, CC/SA Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa bilaaban doonta maalinta Isniinta berri ah oo ku...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halganka aan qaranimmadeena ugu jirno! W.Q:...
Rammadaan Mubaarak! Hambalyo, waa bishii barakaysnayd ee Ramadaan, waa bishii waxyiga, waa bishii cibaadada, waa bil ninkii isagoo nool oo caafimaad qabaa ay si fudud ku dhaaftaa oo aan waajibaadkeedii...
View ArticleWafdi Hor-dhac u ah Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Gaaray Xerada...
Cabdisalaan hadliye Wasiirka arimha dibada soomaaliya iyo Danjiraha Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Danjire Jamaal Xasan Iyo Masuliyiin kale ayaa gaaray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab si ay...
View ArticleShaqaale ka tirsan wasaradda Maaliyadda Puntland oo tababar muhiim ah loogu...
Nayroobi (Puntland Post) Shaqaale ka tirsan wasaradda Maaliyadda dowladda Puntland oo gaaraya 24-xubnood ayaa tababar loogu qaaday magalada Nayroobi, tababarkaasi ayaa salka ku hayay maareynta...
View ArticleWariye Sagal Salaad oo maanta aas qaran loogu sameeyey Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyey Allaha u naxariistee Gabar Wariye ah oo lagu magacaabi jirey Sagal Salaad Cismaan oo shalay galabnimadii kooxo hubaysan...
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh oo gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab
Dhadhaab(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagey xeryaha qaxootiga Soomaaliyeed ee Dhadhaab oo ku taal Gobalka ay Soomaalidu degto ee...
View ArticleDowladda Puntland oo loogu baaqay inay soo gacan galiso xaalada...
Garowe(Puntland Post) Qaar ka mid ah culimadda Gobalka Sool ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka kasoo cusboonaadey mar kale deegaanka Dharkayn-geenyo oo ka tirsan Gobalka Sool, kaasoo labada...
View ArticleMaydka Maxamed Cali oo la geeyey Magaaladii uu ku dhashay
Diyaarad sidey Maydka Allaha u naxariistee feryahankii caanka ahaa Maxamed Cali ayaa la geeyey Magaalada uu ku dhashay Louisville, ee Kentucky, waxaana markii Maydkiisa laga dejiyey diyaarada la saaray...
View ArticleAMISOM oo warsaxaafadeed ku sheegtay in 5 askari laga xiray
AMISOM ayaa qiratay in 5 askari oo askarteeda ka mid ah lagu xiray magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed AMISOM ay soo gaarsiisay Warbaahinta Puntland Post ayaa lagu shegay in 5-ta askari lagu soo qabtay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland OO Booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Abu-Dhabi ee Caasimada Wadamada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6 june 2016 booqday...
View Article