Garoowe: (pp)- Waxaa magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyey labo casho kahor raiisal wadaarihii DF ee Soomaaliya, ayna ku soo dhoweeyeen magaalada madaxda Puntland ee Garoowe madaxda ugu saraysa Puntland.
Raiisal wasaaraha ayaa booqday goobo badan oo ay ka mid yihiin Baarlamanka Puntland, Wasaaradaha kala duwan ee dowlada Puntland, dhismaha Taleevisonka cusub iyo Idaacada intaba iyo Xeryhaha Ciidamada.
Waxaa kaloo magaalada garoowe lagu kala saxiixday heshiisyo dib u xusayey ay horay u kala galeen Puntland iyo dowladihii ka horeeyey mida hadda jirta, iyadoo dhanka kale la dejiyey siyaasad ku dhisan is afgarad iyo wadashaqayn buuxda oo dhanka Iskashiga ah ee labada dhinac.
Daawo Video-ga
Watch live video from universalsomalitv on www.justin.tv
Punrlandpost.com