Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Cabdiraxmaan Faroole oo tacsi ka diray geeridii ku timi Gudoomiyihii Haweenka Mudug

$
0
0

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa tacsi ka diray allaha u naxariistee geeridii ku timi gudoomiyihii haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan oo gacan ka xaq darani ku dishay magalada Gaalkacyo.

Farole ayaa sheegay Dhudi Yuusuf inay saamayn ku lahayd bulshadda Soomaaliyeed, wuxuna allaah uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo ehelkeedii.

Ilaa iyo hadda gacanta laguma dhigin cidii ka danbeysay dilka Dhudi Yuusuf Aadan, balse madaxwayne Gaas ayaa si kulul uga hadley dilkeeda, Al-Shababna ugu hanjabey inay dili doonaan kuwa xabsiyada ku jira.

PUNTLAND POST

The post Cabdiraxmaan Faroole oo tacsi ka diray geeridii ku timi Gudoomiyihii Haweenka Mudug appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles