Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka Banaadir iyo labba qof oo la socdey oo lagu diley Muqdisho

$
0
0

Muqdisho(Puntland Post)-Gudoomiye Ku xigeenkii Horre Dagmada Dharkenley Cabdullahi Ibraahim Ibsiimo  iyo ruux kale oo la socday ayaa goordhawayd lagu dilay Dagmada Dharkenley ee Gobalka banaadir.
Goob-joogayaal kusugan halka uu dilka ka dhacay oo la hadlay Warbaahinta Puntland post xafiiskeeda Muqdisho ayaa sheegay In Kooxda Dilka geysatay ay halkaa isga baxsadeen.
Ciidmada amaanka soomaaliya ayaa gaaray Goobta dilku ka dhacay, Iyadoo halkaa ciidamadu ka bilaaben Baaritaano lagu baadi goobayo Kooxda Dilka geysatay.
Marxuum Cabdullahi Ibraahim Ibsiimo ayaa dhawaan loo magacaabay Agaasimaha Kormeerka Degmooyinka Maamulka Gobolka Banaadir.
Ilaahada majirto Cid si rasmi ah u sheegatay Masuuliyada Dilkaan iyadoo Dilalka ka dhaca Muqdisho badanaa ay sheegtaaan Xarakada Al-shabaab.

PUNTLAND POST

The post Sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka Banaadir iyo labba qof oo la socdey oo lagu diley Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>