Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Cumar Matiin waxa uu mar walba tagi jiray baarka uu dadka ku laayay”

Wararka laga helayo dalka Maraykanku waxay tilmaamayaan in Omar Mateen oo ahaa ninkii weerarka ka gaystay baarka magaalada Orlando ee dalka Maraykanka in uu si joogto ah u booqan jiray goobtaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaafiic culus ayaa caawa lagu garaacay degmooyin ka mid ah Muqdisho

Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya © Google Maps Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa caawa ku dhacaya qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyada oo qaar ka mid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen agagaarka Taalada...

View Article


Kalafadhigii 37-aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta furmay

Garowe(Puntland Post)-Hoolka Baarlamaanka Dawlada Puntland waxaa maanta si rasmiya uga furmay kalafadhiga 37-aad ee Baarlamaanka Puntland, waxaana kala fadhigan kasoo qayb galay Madaxweyne Cabdiwali...

View Article

Lama Filaan: Xulka Yar ee Iceland oo Barbaro laga Galay Portugal Kulankoodii...

  Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ku bilowday koobkoodii ugu horeysay abid ka dib markii ay barbaro 1-1 ah ku qabteen xulka Portugal. Gool uu dhaliyay Nani qeybtii hore ayaa waxaa bilowgii qeybta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waxaa xikmad cajiib ah ahayd in dalalka Itoobiya iyo Kenya ay shirka Soomaalida u soo wakiishaan niman Soomaali ah, run ahaantii arrintu waxaad moodaa arrintaas in macne weyn ka dambeeyay oo ujeedo ay...

View Article


Sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka Banaadir iyo labba qof oo la socdey...

Muqdisho(Puntland Post)-Gudoomiye Ku xigeenkii Horre Dagmada Dharkenley Cabdullahi Ibraahim Ibsiimo  iyo ruux kale oo la socday ayaa goordhawayd lagu dilay Dagmada Dharkenley ee Gobalka banaadir....

View Article

Madaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Puntland

Garowe(puntlandpost) Cabdiwali maxamed cali “Gaas” madaxweynaha dowlada puntland oo manta si rasmi ah u furay kalfadhigii 37-aad ee golaha wakiilada puntland ayaa ka halay halka ay marayso xaalada amni...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo furay kalfadhiga 37-aad ee Baarlamaanka

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta furay kalfadhiga 37-aad ee Baarlamaanka Puntland, waxaana furitaankiisa ka qayb galay xubno ka socda golayaasha...

View Article


Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Jubbaland oo ka qayb galay fadhiga...

Garowe(Puntland Post) Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Jubbaland Mudane Aadan Khaliif oo maanta ka qayb  galay daahfurka Kalfadhiga 37-aad ee golaha wakiilada Dowladda Puntland ayaa hambalyo u diray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War-saxaafadeed:Madaxweynaha dawladda Puntland oo maanta furay kalfadhigii...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15-June-2016 furay kal-fadhigii 37aad ee golaha wakiilada dawladda Puntland, waxaana kasoo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka...

View Article

Daawo: Khudbadii madaxwayne Gaas ka jeediyay maanta fadhiga Baarlamaanka...

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali ayaa khudbadiisa u badiyay waxyaabihii u qabsoomay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, isagoona sheegay in xukumadiisa qabatay shaqooyin badan oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Sheegay in uu Been Abuur Yahay Shakhsi...

“Annigoo ah Maxamuud Xasan Soocadde, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland Waxaan Halkaan Ka caddaynnayaa in aanan lahayn Wax Cinwaan #Facebook ah oo aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii Shirkii Mbagathi iyo Halgankaan Qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waa arrin iska cad in Soomaaliya dhibaato ballaaran ka soo gaaratay dagaalladii iyo burburkii dalka loo geystay, waxaana la oran karaa waayna adagtahay in la helo madax ama siyaasiyin ku fekeray inay...

View Article


Ra’iisul Soomaaliya: Ma’ahan in Qaxootiga Qasab lagu Celiyo

Dowlada Kenya waxa ay sheegtay in ay xireyso xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, waxii ka dambeeyay weerarkii jaamacada gaarisa oo ay ku dhinteen 147-Qof sanadkii la soo dhaafay. Wargeyska Washington Post,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka curyaamada Garowe oo shacabka ka codsaday inay soo caawiyaan

Garowe(Puntland Post) Ururka curyaamiinta Garowe ee Allaa wakiil ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaataan caawinta naafadaha, maadama lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Dadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaradda waxbarashada Puntland oo Garowe ku xustey maalinta carruurta Africa

Garowe(Puntland Post) Wasaaradda waxbarashada, tacliinta sare iyo barbaarinta ubadka ee dowladda Puntland oo kaashanaysay wasaaradda haweenka iyo arrimaa qoyska ayaa maanta Garowe ku qabatay munaasabad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda Puntland oo Kenya kulamo kula qaatay hay’adda tababarka...

Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa  waxaa gaaray wafdi kasocda dawladda Puntland oo uu hogaaminayey Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Dawladda Puntland, wafdigaas oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah ookasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland

The post Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah ookasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Shirarkii hoteellda lagu qabaniyay habeenkii waxay abuureen shaki muran badan ka dhashay, erggedii Soomaaliyeed waxay furteen afkooda, waxay aad uga hadleen ama ug dacwoodeen in erggeda shisheeyaha ah...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka...

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>