Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Uefa oo magacowday Cida Gudoonsiindoonta Kooxda ku Guulaysata Euro 2016

$
0
0

UEFA ayaa xaqiijisay in halyeeyga xulka Spain  Xavi Hernandez uu koobka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016 uu gudoon siin dooo cidii hanata marka ay beri is qabtaan xulalka France iyo Portugal.

Spain ayaa laga soo afjaray  2004 guulihii xiriirka ahaa ee ay ka gaarayeen tartankaan tan iyo sanadii 2004 waxaana guryahood au diray Italu taasoo seejisay Xavi inuu kadib labo koob uu la qaaday uu markaan xulkiisa gudoonsiiyo koobka.

Xavi ayaa labo sano ka hor ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah kadib markii uu 133 kulan u saftay qarankiisa wuxuuna qeyb ka ahaa xulkii Spain ee koobabka waa weyn ku guuleysanayay intii u dhexeysay 2008 ilaa 2012.

Xavi-474x300

France ayaa gurigooda ku qaabilaya xulka Portugal kuwaaso heerkii ugu fiicnaa ee tartan weyn ay ka gaaraan uu yahay finalkii 2004 ee isla koobkaan markaasoo lagu qabtay gurigooda.

Kayse Muse Ali

Puntlandpost

Garowe

The post Uefa oo magacowday Cida Gudoonsiindoonta Kooxda ku Guulaysata Euro 2016 appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>