Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqolaal dadweyne ah ciida kula tukaday Garowe
Garowe-(Puntlandpost)-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa boqolaal dadweyne ah kala qayb-galay munaasabada Ciidulfidriga oo ka dhacday garoonka...
View ArticleMagalada Hargeysa oo maanta si ballaaran looga ciiday
Hargaysa(Puntland Post) magalada Hargaysa xarunta Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca oo uu dadwaynaha ku tukanayay kala qayb galay...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06-July-2016 munaasabadda ciidul-fitriga kala qayb galay kumannaan qof oo muslminiin ah oo salaaddii ciidda ku tukukanayey...
View ArticleWakiilka Midowga Afrika Ee Soomaaliya Oo Hambalyada Ciidda u diray Dhammaan...
Muqdisho-(Puntlandpost) –Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia, Danjire Francisco Madeira, ayaa Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed u rajeeyay Ciidul-fidrig Barwaaqo iyo Farxad. Danjire Madeira ayaa uga...
View ArticleHordhac: Portugal vs Wales – G. Bale vs C. Ronaldo – Wax Walba Oo Aad Uga...
Garowe-(Puntlandpost) – Xulalka Portugal iyo Wales ayaa isku wajahaya Semi Finalka koobka qaramada qaaradda yurub waana wax lama filaan ah in labadaan xul ay soo gaaraan heerkaan mana aheyn wax...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
Maalintii la doortay Cabdullaahi Yuusuf maalintii ku xigtay Qabqablayaasha hubaysan siiba kuwa Muqdisho waxay bilaabeen inay ku baaqaan inaan ciidamo shisheeye ah loo baahnayn, waxay qaadeen olole...
View ArticleXulka Qaranka Portugal Oo Iska Xaadiriyay Finalka Tartanka Qaramada Yurub
Xulka qaranka Portugal ayaa u soo baxay finalka tartanka qaramada yurub kadib markii ay 2:0 ku garaaceen Wales kulankii afar dhamaadka Euro 2016. Cristiano Ronlado iyo Luis Nani ayaa Portugal ka...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo sheegay in amniga guud lagu haleeyay Amisom oo...
Kismaayo-(Puntland Post) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in ammaanka guud ee dalka Soomaaliya lagu haleeyay ciidamada Amisom oo dhalasho ahaan dalka aanan u...
View ArticleHa’yadda Hero oo 150 Carruura ku ciidsiisay Garowe
Hay’adda Haro Xafiiskeeda Soomaali gaar ahaan magaalada Garowe ayaa Ciidsiisay ilaa 150 Carruur Agooma ah, waxaana tani Imaanaysaa xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen siddii ay...
View ArticleWarbixin+Sawirro: Madaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kaga...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa galabta 07-July-2016 xarunta Jimicsiga iyo ciyaaraha ee “Place to Be” ee magaalada Gaalkacyo kaga qayg galay ciyaar lagu maamuusayey...
View ArticleGudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland iyo dadwayne kale oo dalxiis u...
Eyl(Puntland Post) Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Cabdi xamiid Shiikh Cabdi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay hir galinta shirkadda Dalxiiska iyo deegaanka Magool oo uu hir...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
John Corrie, uu ka jawaabaya weydiintii Qan-Yare ee ahayd inuu hubka lacag ugu fadhiyo wuxuu tusaale u soo qaatay dagaalyahannadii KHame Rouge iyo dowladdii Kampuchea, wuxuuna sheegay in...
View ArticleMarti Galiyaasha Tartanka Qaramada Yurub Ee France Oo u Soo baxay Finalka...
Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0 ku garaaceen xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany. Antoine Griezmann ayaa...
View ArticleR/wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku kulmay Adis ababa
Adis ababa-(Puntland Post) Ra’iisulwasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo booqasho ku jooga Dalka Ethiopia ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay Ra’iisul...
View ArticleNatiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...
KHilaafaadka dhex yaal dowladda cusub markaad aragto, iyo sida xubnaha is haya qaarkood u guracanyihiin, hadana ay u ogyihiin inay guracanyihiin laakiin ay ugu adkaysanayaan waxaad is oran lahayd...
View ArticleQaramada Midoobay oo lacag ugu deeqday dowlada Federaalka Soomaaliya
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa loogu deeqday lacag dhan 2 million oo dollar-ka Mareykanka ah lacagtaasi oo ay ku yaboohday Qaramada Midoobay. Lacagtan ayaa waxaa bixinaya Sanduuqa horumarinta iyo...
View ArticleDowlada Kenya oo lagu eedeeyay in ay Dad Shacab ah ku dishay koonfurta...
Qaramada Midoobe ayaa dowladda Kenya ku eedeeysay in ay dhibaato fara badan u geystay dadka Soomaaliyeed ee kunool Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan kuwa ku nool Gobolka Gedo. Xoghayaha guud ee Qaramada...
View ArticleBeesha Nuux Muuse oo beenisay bayaan looga been abuur oo la faafiyay
Garowe(PP) Nabaddoonada iyo waxgaradka beesha Nuux Muuse ee Ciise Maxamuud oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe ayaa si adag u beeniyay bayaan lagu faafiyay baraha internetka, kaasoo lagu...
View ArticleUefa oo magacowday Cida Gudoonsiindoonta Kooxda ku Guulaysata Euro 2016
UEFA ayaa xaqiijisay in halyeeyga xulka Spain Xavi Hernandez uu koobka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016 uu gudoon siin dooo cidii hanata marka ay beri is qabtaan xulalka France iyo Portugal. Spain...
View ArticleAMar lagu soo rogay Warbaahinta ka Hawlgasha Puntland
Wasaaradda warfaafinta Isgaarsiinta, hidaha iyo dhaqanka dawladda Puntland ayaa xarumaha warbaahinta Puntland iyo Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ku wargalisay in wasaaraddu u baahan tahay, liiska...
View Article