Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

AMar lagu soo rogay Warbaahinta ka Hawlgasha Puntland

$
0
0

Wasaaradda warfaafinta Isgaarsiinta, hidaha iyo dhaqanka dawladda Puntland ayaa xarumaha warbaahinta Puntland iyo Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ku wargalisay in wasaaraddu u baahan tahay, liiska shaqaalaha xarun walba oo warbaahineed, iyadoo intaas daba dhigtay digniin ah in wariyihii aan magaciisa la hayn uusan Puntland war ka diri karin oo ka shaqayn karin.

Warqada amarkaan wargalinta ah lagu soo saaray oo maanta kasoo baxday xafiiska Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa lagu sheegay in Liiska shaqaalaha xarumaha warbaahinta loo baahan yahay ka hor 25-ka bishaan July.

Halkaan ka ka akhri wargelinta iyo amarka wada socda.

SOOCADE

Kayse Muse Ali

Puntlandpost

Garowe

The post AMar lagu soo rogay Warbaahinta ka Hawlgasha Puntland appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>