Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Sidee u dhacay aaskii Garaad Abashir Saalax, kumuuse ahaa Garaadku?

$
0
0

aas

Allaha u naxariistee waxaa degaanka Balicad ee Gobalka Cayn aas aad u balaaran oo ay kasoo qayb galeen Dadweyne fara badan loogu sameeyey Garaad Abshir Saalax oo kamid ahaa isimada ugu magaca dheer degaanada Soomaalida, siiba Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Garaadka ayaa dhawaan ku geeriyooday Dalka Sweden, waxaana Aaskiisa kasoo qayb galay Isimo,Siyaasiyiin,Ganacsato iyo Dadweyne kale oo ka kala yimi Gobalada Puntland iyo Somaliland, sidoo kale waxaa si aada uga dhex muuqday Madaxda ugu saraysa Maamulka Khaatumo oo kamid ahaa Madaxweyne Cali Khaliif Galayr.

 Daawo Barnaamij laga diyaariyey Aaska Garaadka iyo Taariikh nololeekiisii:-

PUNTLAND POST

 

The post Sidee u dhacay aaskii Garaad Abashir Saalax, kumuuse ahaa Garaadku? appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>