Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bangiga aduunka oo gaadiid ugu deeqay Wasaaradda deegaanka Puntland

Wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta dowladda Puntland ayaa maanta soo bandhigtay labo gaari oo ah nuuca la yiraahdo 4WD Hardtop, kuwaas ay ka heleen bangiga aduunka (World Bank) Gaadiidkaan ayaa loo...

View Article


Dawladda Soomaaliya oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii...

Mogadishu- (Puntland Post)  Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax balaaran oo Maanta ka dhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Waxaa laysugu yimid kulankii loo balansanaa, ra’iisal wazaare Cali Max’ed Geeddi iyo golaha waziirrada ama xukuumaddiisa waxay sugayeen in loo codeeyo arrinta ay xukuumad ahaan iyagu isku raaceen oo...

View Article

Al-Shabaab oo xalay Bandoow ku soo Rogay Marka

Wararka naga soo gaaraya  Magaalada Marka ee Gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in habeynimadii Xalay aheed Al-shabaab Bandoow Ku soo Rogeen Gudaha Magaalada Marka. Baabuur cod baahiyaal ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti qiimaynaaya sida loogu diyaar garoobaayo doorashooyinka Dalka oo...

Waftiga qiimaynaaya Doorashooyinka Muqdisho(Puntland Post)-Wafti ka kooban afar xubnood oo ka socda Midowga Afrika ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya si ay u qiimeeyaan habka ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee u dhacay aaskii Garaad Abashir Saalax, kumuuse ahaa Garaadku?

Allaha u naxariistee waxaa degaanka Balicad ee Gobalka Cayn aas aad u balaaran oo ay kasoo qayb galeen Dadweyne fara badan loogu sameeyey Garaad Abshir Saalax oo kamid ahaa isimada ugu magaca dheer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro: Malala Yuusuf oo Booqatay Xeryaha Qoxootiga Ee Dhadhaab.

Dhadhaab(Puntlandpost)-Gabadha heysata abaal marina Nobel ee lagu magacaabo Malala Yousafzai una dhalatay Pakistan una ololeysa arimaha waxbarashada ayaa haatan booqasho ku joogta xeryaha qaxootiga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland Oo DFS Ku Ee Deeyay Inay ka Gaabisay Sugida Amniga Dalka.

Kismaao(Puntlandpost) — Kulan looga hadlayay siyaasadda qaran ee amniga oo magaalada Kismaayo uga socday dowladda Soomaaliya iyo Jubaland ayaa lasoo gabagabeeyay, ayadoo kulanka la isku afgartay in si...

View Article


Siyaasi Cali Xaaji Warsame Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax U Tartamaya...

Lusaka, Zambia (Puntlandpost) – Cali Xaaji Warsame ayaa kaga dhawaaqay dalka Zambia in uu yahay musharax u taagan Madaxweyne-nimada Soomaaliya, isagoo horey u soo noqday Wasiirka Waxbarashada &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Tobabare Jose Mourinho Ku jecelyahay Kubada Cagta ?

Garowe-(Puntlandpost)-Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa kala cadeeyay waxyaabo uu kubbada cagta ku jecel yahay iyo waxyaabo uu neceb yahay in uu ku arko. Macalinka cusub ee Red...

View Article

Dowlada Soomaaliya oo Eriday Hay’ad Turki ah

Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa si xoogleh loogu canbaareyey...

View Article

Xulka Hiiraan & Shabeelada Dhexe Oo Guul Ka Gaaray Xulka Jubbaland

Ciyaartoyda xulka Hiiraan & Shabeelaha dhexe ayaa gaaray guushii ugu horeysay tartanka Maamul Goboleedyada kadib markii ay si dirqi ah ku garaaceen  xulka Jubbaland. Hiiraan/Shabeelaha Dhexe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuuliyiinya ka socda dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey...

Agaasimaha warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibrii oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo booqday safaarada Turkiga ee Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake, qaar kamida golaha Wasiirada iyo saraakiil ciidan ayaa booqday Safaarada Dalka Turkigu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Hay’adda UNDP-da ee qarammmada midoobay iyo ergooyinka dalalaka Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya wixii loo soo April 2005 waxay bilaabeen in loo tabaabushaysto sidii dowladda Soomaaliya ugu guuri...

View Article


Mareykanka oo ugu baaqay Turkiga in uu xaaladda dejiyo

Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday Turkiga in uu xaaladda dejiyo, ka dib isku-daygii afgembi ee fashilmay, kaasoo dhaliyay in Dowlada Turkiga dad badan  qabqabto. Dowladda ayaa xirtay kumannaan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso: Arrimihi Fashiliyey Afgambigi Turkiga iyo Xeeladdii Madaxweyne Erdogan

Ankara (Puntlandpost.com) – Way yarayd wax calaamad ah oo muujinayay madaxwayne Rajab Dayib Erdogan markii dadkii afgambiga soo abaabulay ay u muuqdeen kuwo la wareegay goobaha muhiimka ah ee...

View Article


Somali Security forces arrested nearly ten suspected Al-Shabaab militants

MH.E. Mohamed Abdi Hayir (Mareye), the Minister of Information, Culture & Tourism of the Federal Government of Somalia paised the efforts of Somali forces and AMISOM for their continual defeat...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Kubada Cagta Puntland Oo Galabta Wajahaya Dhigoooda Koonfur Galbeed...

Muqdisho-(Puntland Post)-Kullan aad u xiiso badan oo ka tirsan guruubka A, tartanka Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa galabta lagu ciyaari doonaa garoonka Koonis degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaharaadyo lagu diidan yahay Somaliland oo ka dhacay gobalada Sanaag iyo...

Badhan(Puntland Post)-Maalmihii u danbeeyey xiisad ayaa ka aloosnayd Gobalada Sanaag iyo Haylaan markii Maamulka Somaliland ay ciidamo iyo qalabka diwaangelinta doorashooyinka keeneen qaybo kamida...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>