Kooxda Kubada Cagta ee Puntland ayaa Goordhow ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada dalka Kadib Markii ay Rikoorooyin 5-3 uga badiyeen Dhigooda Jubbaland.
Madaxweynaha Somalia Ayaa hadda koobka gudoonsiinaya Kooxda Puntland oo iyada Sanadkaan Ku guuleeystay Koobkan Islamarkaasina Nasiib u yeelatay.
Ciyaartooyda Puntland ayaa sameeyay Dadaal Dheeraad ah iyada ugu Dambeeyna Galabta sidaasi ku qaaday Koobkii.
Sawiro iyo Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.
Xafiiska Wararka Puntland Post Muqdisho.
The post DEG DEG: Kooxda kubada Cagta Puntland oo Ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada Dalka appeared first on Puntland Post.