Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dabaaldagyo waa weyn oo ka socda Puntland

$
0
0

Garowe-(Puntland Post) Waxaa Goordhaw Magaalooyinka Puntland  ka bilowday Dabaaldagyo waa weyn, ka dib markii xulka kuba cagta Puntland uu ku guulaystay koobka Dowlad Goboleedada Soomaaliya.

Dabaaldaga ugu weyn ayaa ka socda Caasumada Dowladda Puntland ee Garowe, boqolaal shacab ah iyo gaadiid ayaa buux dhaafiyay Barxada weyn ee Garowe.

Waxaa sidoo kale Gobolada iyo Deeganada kale ee Puntland  ka dhacaya dabaaldagyo lagu soo dhaweenayo guusha uu gaadhay xulka kubada cagta Puntland.

Magaalooyinka Dabaaldagyadu ka socdaan ayaa waxaa ka mid ah Garowe, Burtinle,Galkacyo, Qardho, Carmo, Bosaso, Baran, dhahar, Buuhoodle iyo magaalooyin kale oo fara badan oo Puntland ah.

barxada1

barxada2

barxada3

dabaaldag
PUNTLAND POST

The post Dabaaldagyo waa weyn oo ka socda Puntland appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>