Madax iyo Shacab uma kala harin soo dhaweyntii 31 July 2016 Garowe loogu sameeyey dhalinyaradda xulka kubbada cagta Puntland ee kala soo laabtey Muqdisho guul ka dib tartankii xulalka ciyaartooyda maamul goboleedyada dalka Somalia.
Daawo warbixin xiiso leh oo muuqaal ah .
Abshir Dhiirane
Xafiiska Wararka Garowe
PUNTLANDPOST.COM
The post “DAAWO” LOOMA KALA HARIN XULKA KUBADDA PUNTLAND appeared first on Puntland Post.