Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhismo Casriya Iftin Bank Galkacyo oo xariga laga jaray

$
0
0

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha dabakh casri ah oo Bangiga Iftin uu ka furtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

Munaasabada xarig jarista ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka Gobalka Mudug,Maamulka Degmada Gaalkacyo,Maamulka Bangiga Iftin,Ganacsato,Odayaal,Haween iyo Dhalinyaro.

Maamulaha Bangiga Iftin ee Gobalka Mudug, Burhaan Axmed Nuur oo munaasabada ka hadlay ayaa faafaahin ka bixiyay u jeedka dhismaha Iftin ee Magaalada Gaalkacyo iyo waxyaabaha ay qaban doonto.

”Gurigaan wuxuu ka mid yahay guryo laga dhisay Puntland,Iftin Group na ay ugu talagashay iney kaga shaqayso qeybo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Iftin Financial services,Iftin Bank iyo Iftin Remittance”, ayuu yiri Burhaan Axmed Nuur.

C/xakiin Axmed Xaashi oo ka mid ah boorka aasaasayaasha Shirkada ayaa sheegay iney Xawaalada ka gudbeen oo Bangi u gudboon,isagoo xusay iney soo kordhinayaan adeegyo kala duwan si ay Ummadda Soomaaliyeed ugu adeegaan.

Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Axmed ayaa soo dhaweeyay dhismaha Bangiga Iftin uu ka furtay Magaalada Gaalkacyo,isagoo xusay in Bulshada Gobalka Mudug ay aad ugu baahnaayeen.

width="540"

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Puntland, C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa Maamulka Shirkada Iftin ku amaanay howlaha Maalin-galinta ah ee ay ka samaynayaan dhamaan deeganada Puntland.

Baqtiyaa Nasiib

SAM_1332Furitaanka ka dib Maamulka Bangiga Iftin ayaa Barnaamij Baqtiyaa Nasiib ah u qaybtay dadkii ka soo qayb galay waxaana ay ku guulaysteen moobeelo,Lap top-yo,Barafuuno iyo Hadiyado kale oo qaali ah.

Dhawaan ayay ahayd markii si la mid ah Iftin Bank xarun casriya oo tan la mid ah uu xariga uga jaray Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) halka mar sii horeysay Iftin Bank Bosaso xariga laga jarey, Waxayna  taasi muujinaysaa horumarka iyo xawaaraha Shirkada Iftin  ku talaabsanayso.

Daawo Sawiro Dheeriya

DSC_0356 DSC_0367 DSC_0393 DSC_0398 DSC_0399 DSC_0405 DSC_0408 DSC_0409 DSC_0412 DSC_0416 DSC_0418 DSC_0420 DSC_0427 DSC_0430 DSC_0434 DSC_0441 DSC_0443 DSC_0444 DSC_0449 DSC_0444 DSC_0443 DSC_0454 DSC_0455 DSC_0468 DSC_0469 DSC_0472 DSC_0474 DSC_0477 DSC_0482 DSC_0484 DSC_0488

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

2 3

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

5 6 7 8 9 10 11 SAM_1332

????????????????????????????????????

13 14 15 16 17 18

????????????????????????????????????

SAM_1326 SAM_1336Abshir Xaaji Abdulaahi

Email:- Abshirdhiirane@gmail.com

Xafiiska Wararka Garowe

PUNTLANDPOST.COM

The post Dhismo Casriya Iftin Bank Galkacyo oo xariga laga jaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>