Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismo Casriya Iftin Bank Galkacyo oo xariga laga jaray

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha dabakh casri ah oo Bangiga Iftin uu ka furtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan DF oo Garowe ku casumay Xulka Kubadda Puntland

Xildhibaan Abshir Xasan Abshir ayaa maanta magaalada Garowe ugu sameeyey  dhalinyaro qado sharaf loogu magac darey isdhex galka bulshada iyo xoojinta nabada, waxaana kala soo qeyb galay dhalinyaro ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

 Ra’iisal wazaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) ayaa markii uu xilka qabtayba ayaa waxaa bilowday khilaaf dedeg ah oo aan kala  go’  lahayn oo u dhexeeya isaga iyo madax-weynihii Cabduullaahi Yuusuf,...

View Article

Qodobada looga hadlaayo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxtooyada Soomaaliya waxaa goor dhaw si rasmi ah kaga furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo u dhaxeeya Madaxda Dowladda  Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboledyada dalka ka...

View Article

Dr Faroole oo beeniyay war laga qorey

Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa been abuur ku tilmaamay inuu ka dalbaday taliska ciidanka AMISOM iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ciidamo suga amaankiisa Ka dib warar la xariira...

View Article


Xaabsade oo ku baaqay in Somaliland laga saaro SSC

Warbaahinta PUNTLANDPOST ayaa halkan kusoo gudbinaysa Khudbad uu habeen ka hor ka jeediyey  Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade munaasabadii Garowe lagu xusay 1 Augsto sanad guuradii 18 aad ee kasoo wareegtey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay shirka Madasha...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee shalay soo gaarey magaalada Muqdisho ayaa maanta 3 August, 2016 Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya  kaga...

View Article

Gaalkacyo oo loogu baaqay inay ka shaqeyso Nabada

Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo Guryaynta Dowlada Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Gaalkacyo inay ka shaqeeyaan Amniga Islamarkaana u istaagaan sidii ay ula...

View Article


Primary election endorsements: Mohamud Noor over Phyllis Kahn and Ilhan Omar...

District 60B, DFL: Mohamud Noor Minneapolis Rep. Phyllis Kahn’s background and the specialties she chose as a new legislator in the 1970s were well-suited to the district she then represented, which...

View Article


Taageerista doorashada hore: Mohamud Noor oo laga doorbiday Phyllis Kahn iyo...

Editor’s note: The following is a Somali-language translation of the Star Tribune Editorial Board’s endorsement in the DFL race for Minnesota House District 60B. The translation was done by KJ...

View Article

Safiirkii Somalia u fadhiyay Dalka Ruushka oo Geeriyooday

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka H.E. Ahmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Puntland oo la barayo Aqoonta xuquuqda Aadanaha

Hay,adda Xuquuqul Iisaanka Puntland ayaa maanta ku daahfurtey magaalada Garowe barnaamij lagu barayo hay,addaha Amniga aqoon la xiriirta xuquuqda aadanaha kaas oo hay,addu hada ay ka bilowdey 8 saldhig...

View Article

Madaxda Soomaalida oo laga yaabo in ay isku Afgartaan in Doorashada Dib loo...

Waxaa Maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia shirkii hanaanka doorashooyinka ee dalka. Shirkaan oo ay ka qeeybgalayaan Madaxda Maamulk Goboleedyada dalka iyo madaxda sare...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Natiijadii shirkii Mbagathi!….waxaa qof kasta oo Soomaali dareemayaa in dalkii dad aan Soomaali ahayn ay ka taliyaan, madax ka yihiin oo maamulaan!…. Qabqablayaashii Muqdisho waxaa loo qoray mushaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Kubbada Cagta oo lagu soo dhaweeyay Qardho

Waxaa maanta magaalada Qardho Gobolka Karkaar si weyn loogu soo dhoweeyay Cayaaryahannada Xulka Kubada Cagta Puntland, Ka dib safar ay ugu baxeen magaalooyinka Bosaso, Qardho iyo Baran. Maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo xilal magacaabay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xilal loogu magacaabay labo sarkaal Nabad sugida Gobolka Mudug iyo Nabad-sugida Puntland. Dikreetada oo ku taarikheysan 30...

View Article

Askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo la xukumay

Askari ka tirsan ciidamadda nabad-ilaalinta AMISOM ayaa lagu xakumay hal sano oo xarig ah iyo dhimis darajo, wuxuuna ka mid ahaa askarigan 18 ka tirsan ciidanka AMISOM oo la soo taagay maxkamada,...

View Article


Markab sida deeq oo kusoo xirtey Dekeda Bosaso

Bosaso:- Markab sida deeq raashin ah oo ay soo dhiibtay Dowladda Turkiga lana soo marsiiyey Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo xirtay Dekeda Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Puntland oo soo saaray Warmurtiyeed

The post Xukuumadda Puntland oo soo saaray Warmurtiyeed appeared first on Puntland Post.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan casho ah la qaatay...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa caawa 04 August, 2016 kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha dawladda Isu tagga...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>