Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ayaa go,aan kasoo saartay muran u dhexeeyay maalmihii u danbeeyey Gollaha deegaanka Degmada Godob-jiraan ka dib markii ay dhawaan sheegeen inay xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha Degmada Godob Yuusuf Maxamed Faarax.
War qoraal ah oo kazoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha hoose iyo Horumarinta reer miyiga ayaa lagu sheegey inuu sii wado shaqada maamulka degmada Gudoomiye Yuusuf Maxamed Faarax iyo Guddiga fulinta degmada tan iyo inta ay ka tagayaan Godob maamulka Gobolka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Akhriso War murtiyeedka Wasaaradda.
PUNTLAND POST
The post Wasaaradda Arimaha gudaha Pl oo war kasoo saartay khilaafka Godob-jiraan appeared first on Puntland Post.