Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo UNDP oo kala saxiixday wajiga 2aad Mashruuca Isbedelka Cimilada

Wasaarrada Deegaanka Puntland ayaa Maanta heshiis ku saabsan la qabsiga Isbadalka Cimadala la saxiixatay Hay’adda UNDP oo ka tirsan Qarmada Midoobay Ka dib wajigii labaad saxiixa heshiiskan oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Arimaha gudaha Pl oo war kasoo saartay khilaafka Godob-jiraan

Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ayaa go,aan kasoo saartay muran u dhexeeyay maalmihii u danbeeyey Gollaha deegaanka Degmada Godob-jiraan ka dib markii ay dhawaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay kursiga Baarlamaanka magaalada Minneapolis ee...

Sadex murashax ee tartamay hogaanka Degmada 60B iyo codadkii ay kala heleen Minneapolis(Puntland Post)-Doorasho xalay ka dhacday Degmada 60B Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa waxaa si weyn...

View Article

Communique–National Leadership Forum Communique

The National Leadership Forum (NLF) held a meeting in Mogadishu from 02 – 09 August 2016. The meeting was chaired by the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

SHiikh SHariif Axmed, wax weyn oo laga fili karayay ma jirin, sababaha ku meernaa aawgood, haddii ay tahay sida iyo habka uu xukunka ku yimid xukunka dalka, ooo runtii aan ahayn hab quruxsanaa, waayo...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbaley magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee...

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb galay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyey...

View Article

Madaxweyne Gaas ” wuu xanuunsan yahay Cali Khaliif Galeyr”

Garowe (Puntland post):- Madaxweynaha Puntland Dr C/weli Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ayaa wax laga weydiiyay waxa uu ka ogyahay Wada-hadalka  Maamulka Somaliland iyo Kooxda...

View Article


Galmudug oo ka hortimid xubno loo kordhiyay Puntland

Gaalkacyo (Puntland Post):- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ajnabi lagu soo qabtey howl-gal laga fuliyey Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Ciidamada la dagaalanka Argagixisada Puntland ee PSF iyo ciidamada DANAB ee dowladda Federalka Soomaaliya oo iskaashanaya ayaa gacanta kusoo dhigay shan ka mid ah rag lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtey magaalada kismaayo.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta Arbaco 10-August-2016 dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Jig-Jiga Gaaray

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Gaaray Magaalada Jig jiga ee xarunta Dowlada Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed Ayaa waxaa socdaalkaasi ku wehliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

SHiikh SHariif Axmed, waxaa xilligiisii uu dhammaaday isagoo meeshii uu talada ugu yimid horay wax uga dhaqaajiyay, waxaana lagu tilmaami karaa inuusan abuurin wax colaad ah, ha jiraan khilaaf...

View Article


Daacish oo laga Qabsaday Magaalada Sirta ee Dalka Libiya

Xoogag taabacsan dowladda Liibiya ayaa sheegaya in ay Daacish kala wareegeen gacan ku haytan Magaalada Sirta ee dalka Libiya, ka dib dagaal dhexmaray labada dhinac. Dagaalka oo ay hoggaaminayaan...

View Article

Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo maanta lagaga xaajoodey qodobo muhiim ah

Shirka Golaha wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya oo uu maanta shir Gudoominayay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomay Gurigga Nabadda ee Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaano Baarlamaanka Puntland katirsan oo tagey tuulada Qarxis ee Gobolka...

Xildhibaano katirsan dowladda Puntland oo kasoo jeeda gobolka Nugaal ayaa maanta gaaray Tuulada Qarxis oo hoostagta degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, , Waxayna sheegeen in socdaalkoodu la xiriiro sidii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Howlaha Guud oo taba-baraysa Injineerada Puntland

Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar loo qabtay Ingineerada degmooyinka, howlawadeenada Dowladaha hoose Puntland iyo Agimahayaasha waaxaha heer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dab khasaare Geystay oo ka kacay Goob Shidaal Muqdisho

Dabkaan oo ahaa mid aad u xoogan islamarkaasina ka dhashay Gaaska Raashinka lagu karsado ayaa ka kacay Goordhow Nawaaxiga Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa Markii hore ka kacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga doodey shirkii Golaha Xukuumadda...

The post Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga doodey shirkii Golaha Xukuumadda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Diyaaradda Air Jabuti oo 14 sano kadib bilowday duulimaad rakaab

Shirkadda Diyaaradaha ee Air Jabuuti ayaa dib u bilowday duulimaadkeeda rakaabka, kadib markii diyaaradu shaqadeeda joojisay sanadkii 2002. Diyaaradda Air Jabuuti oo lagu naaneyso diyaarada badda cas...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>