Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

howl-gal dad lagu soo qabtey oo laga fuliyay Gaalkacyo

$
0
0

Ciidamada La dagaalanka Argagixisada  Puntland ee PSF ayaa dad kusoo qab qabtey howl-galo ay xalay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan xaafadaha ku yaala Koonfurta iyo Waqooyiga xarunta Gobolka Mudug.

Sarkaal ka tirsan ciidanka PSF oo la hadlay Puntlandpost ayaa sheegey inay kali ku yihiin howl-galkan Islamarkaana intii uu socday ay kusoo qabteen ilaa 10 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda Alshabab.

Howl-galkan oo todobaadkan si xiriir ah uga soconayay habeen iyo maalin magaalada Gaalkacyo ayay si weyn usoo dhaweeyeen bulshada deegaanku , Iyadoo u riyaaqay inuu meesha ka saarayo qaswadayaasha lidka ku ah Nabad-galyada.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post howl-gal dad lagu soo qabtey oo laga fuliyay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles