Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Musharax Xildhibaan C/xabiib Yaasin Warsame oo Gaalkacyo kulan kula qaatey Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Gobalka Mudug

$
0
0

Gaalkacayo(Puntland Post)-Cabdixabiib Yaasin Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u bartamaya Aqalka hoose ee soomaaliya ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Gaalkacyo kaga hadalay Mushraxnimadiisa iyo Arimaha SIyaasadda Soomaaliya

Munaasabadda oo ka dhacday Hotel Al-jezeera ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka so qayb-galay,Waxgarad,dhalinyaro,Haween,Cuqaal,Nabadoono,Siyaasiin,Aqooyahan,Culuma-udiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Dr C/xabiib oo bare ka ah Mid kamid ah Jaamacadaha ku yaal Dalka Maraynkanka ayaa si kooban ugu sharaxay dadkii ka so qayb-galay Sababta ku kaliftay in u Xildhibaan Soomaaliya ka noqdo ,isagoona tilmaamay in soomaaliya ay u baahan tahay.

Sidoo kale, Dr Xabiib ayaa sheegay in soomaaliya u baahantahay Xildhibaano leh karti iyo aqoon soomaaliyana ka saari kara Marxalada ay hada ku jirto si ay ula qabsato dunida hormartay

Ugu Danbaytii Musharax Xildhabaan Dr C/xabiib Yaasiin warsame ayaa waxaa Musharaxnimadiisa so dhaweeyay dhamaan dadkii ka so qayb-galay oo sheegay in uu yahay qof u qal in uu ka mid noqdo Aqalka hoose ee Soomaaliya

IMG_1458(1)

IMG_1445

IMG_1343

IMG_1375

IMG_1354

IMG_1390

The post Musharax Xildhibaan C/xabiib Yaasin Warsame oo Gaalkacyo kulan kula qaatey Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Gobalka Mudug appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>