Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

$
0
0

Wararka Saakay Naga Soo Gaaraya Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Kamid ahaa ugaasyada sida weeyn looga yaqaano Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn.

Ugaaska ayaa baryihii ugu dambeeysay Waxa uu ku xanuunsanayay Dalka Turkiga halkaasi oo Xaalad Caafimaad Loo geeyay.

Ehalada Ugaaska ayaa u Xaqiijiyay Warbaahinta in uu Dhintay Ugaaska islamarkaasina uu u geeriyooday Xanuun Muddo Dheer hayay.

Ugaaska ayaa Xaalada Caafimaad Darteed Loogu Qaaday Dalka dibadiisa halkaasi uu ugu dambeeyn ku Gaaray Saakay Subixii hore.

PUNTLAND POST

The post Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>