Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Gabar 14-jir ah oo isku Dishay Ceergaabo kadib markii ay ku dhacday...

Ceerigaabo(Puntland Post)-Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa waxa ay Sheegayaan in ay is dishay Gabar aad u da’yar oo kamid aheyd kuwo ku dhaqnaa Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan...

Muqdisho, 14 August 2016 (Villa Somalia)—— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa...

View Article


War aan la xaqiijin oo sheegaya in hogaamiyihii Al-shabaab duqayn lagu diley

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Duqeeyn diyaaradeed lagu dilay hogaamiyihii kooxda Al-Shabaab ee Somalia. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odayaasha dhaqanka iyo Culimada Puntland oo ka arrinsanaya siyaasadda deegaanka

Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’ada caalamiga ah ee Care ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabtay kulan looga hadlayo arrimaha deegaanka, gaar ahaan dhammaystirka xeerka...

View Article

Madaxweynaha Somaliand oo isbadal iyo Xil ka qaadis ku Sameeyay Golaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu caawa magacaabid, isku bedel, iyo Xilka ka qaadis ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaalada Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo saaka isku gadaamay Bangiga Amal

Xili Ciidamadu banaanka ku cilinaayeen shaqaalaha & macaamiisha Bangiga Amal/ Xaquuqda Sawirka: Wariye Maxamed Saciid Yuusuf Garowe(Puntland Post)-Saakadii hore markii ay soo shaqa galeen...

View Article

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno!...

Xasan SHiikh Max’ud, wuxuu ahaa madax-weynaha keliya ee shirkii Mbagathi ka dib ina soo maray ee dowlad iyo shacab labaduba soo dhoweeyeen dadka Soomaaliyeed, oo aan dagaal weyn la kulmin mid uu isagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Deegaanka Puntland oo tababar u furtay Tababarayaasha Kheyraadka...

Garowe (Puntland post):- Waxaa maanta hoolka Wasaaradda Deeganka,Duur-joogta iyo Dalxiiska Puntland ka furmay shir ku saabsan tababarka tababarayaasha Khayraadka Dabiiciga ah, Waxaana kazoo qeyb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Garowe uga furmay shaqaalaha xarumaha caafimaad ee Puntland

Wasiirka  Cafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cabdinasir Cisman Cuuke ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha xarumaha caafimaadka Gaar ahaan kuwa ka shaqeeya  Duumada. Furitaanka Shirka waxaa kasoo qeyb...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barmaamij Kobcinta Ganacsiga yar-yar iyo Kuwa dhexe oo lagu daahfuray Puntland

Garowe (Puntland Post):- Waxaa manta Hotel New Rays ee Magalaad Garowe lagu qabtay daahfurka Barmaamijka Kobcinta Gancsiga yar yar iyo kuwa dhexe ee magaciisa loo yaqaano small and médium Enterprise...

View Article

IGAD oo warbixin kasoo saartay Khatarta Alshabab

Adis Ababa (Puntland post):- Warbixin uu soo saaray urur goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda waddamada ku yaalla Bariga Afrika iyo saamaynta ay ku yeesheen weerarada kooxda Al Shabaab iyagoona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo qurbajoogta ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan dib u dhiska...

Muqdisho, 15 August 15, 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaabaan dadaaalkooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoowe kulan kula qaatay hay’adaha...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay’adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoodu yahay...

View Article


Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta Booliiska qaranka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidadamada Booliska Soomaaliya Maxamed Sh, Xasan Xaamud ayaa Maanta kormeer ku tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan la qaatay Taliska Booliska Puntland

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaalo deegaanka oo lagu dhaawacay Tuulada Reemanti Ee Gobolka Nugaal

Inta la ogyahay afar ka mid ah ilaalada deegaanka iyo ka hortaga xaalufka dhirta tuulada Reemanti  ee Gobolka Nugaal ayaa ku dhaawacmay ka dib is hortaag ay maanta ku sameeyeen qawlaysato doonaysa inay...

View Article

Dr Yuusuf Xaaji Nuur oo loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Puntland

Garowe (Puntland post):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas ayaa u magacaabey Dr. Yusuf Xaaji Nuur in uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee Puntland waxaana uu bedalayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo shuruuc u samaysay maareynta khilaafka dhulka iyo qorshaha...

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar 4 cisho u socday Agaasimayaasha waaxyaha howlaha guud ,Injineerada degmooyinka...

View Article

Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

Wararka Saakay Naga Soo Gaaraya Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo Kamid ahaa ugaasyada sida weeyn looga yaqaano...

View Article

Dha-dhan U Yeel JIiritaankaaga! W/Q: Najah Yasin Abdi

Mararka qaar naftaada ma la sheekaysataa? Ma is weydiiyaa sababta aan aduunku ugu nooshahay ka sokow cibaadadda iyo  raaligalina  Eebe weyne, waa maxay sababta aad u nooshahay?  Qudhayda ayaa is...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>