Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Somalia oo kaalinta 24-aad ka galay Ciyaaraha Olombikada Aduunka

$
0
0

Maxamed Daa’uud Maxamed oo Soomaaliya u matalayay Tartanka Orodka Olombikada ee ka soconayo Magaalada Rio ee dalka Brazil ayaa Galay Kaalinta 24-aad.

Odoradyahaanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka dambeeyay oo kale ah hal orodyaan Waxaana Kaalinta 1-aad Galay Odoryahaan ka socday Itoobiya.

Mo Farax ayaa Cariirsaday kaalinta 3 ee Tartanka hadaba Halka hoose ka eeg Shaxda Ciyaartooyda Guuleeystay Kaalmaha ay kala Galeen iyo Wadamada ay u dhasheen.

1 2

Xasan Maxamed Samatar (Cowke)

PUNTLAND POST

The post Somalia oo kaalinta 24-aad ka galay Ciyaaraha Olombikada Aduunka appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles